{"id":34553,"date":"2017-02-28T22:11:05","date_gmt":"2017-02-28T19:11:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34553"},"modified":"2017-03-01T02:27:52","modified_gmt":"2017-02-28T23:27:52","slug":"hugaamiyihii-labaad-ee-al-qaacidda-oo-la-sheegey-in-duqeyn-cirka-ah-lagu-diley-gudaha-dalka-syria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/hugaamiyihii-labaad-ee-al-qaacidda-oo-la-sheegey-in-duqeyn-cirka-ah-lagu-diley-gudaha-dalka-syria\/","title":{"rendered":"Hugaamiyihii Labaad ee Al-Qaacidda oo la sheegey in duqeyn cirka ah lagu diley gudaha dalka SYRIA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah lagu dilay Hoggaamiyihii labaad ee Ururka Al-Qaacida, kaasoo ku sugnaa Gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya.<\/p>\n<p align=\"justify\">artilmaameedka weerarkan ayaa ahaa gaari uu la socday Abdullah Abdirahman oo ahaa ninka ku xiga Hoggaamiyaha Guud ee Al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaari la duqeeyay ayaa waxaa saarnaa labo qof, waxaana ku dhacay gantaal dhanka hawada ka yimid, xilliga uu marayay magaalada Al-mastuma<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninkan oo loo yaqaano Abu al-Khayr al-Masri ayaa kala cadeyn inuu ka bad baaday weerarkaas, hase ahaatee hadii la xaqiijiyo dilkiisa waxay noqoneysaa dharbaaxo kale oo Al-Qaacida ku dhacda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxda dhaq dhaqaaqa mucaaradka Suuriya ayaa sheegtay in duqeynta lala beegsaday gaariga lagu dilay labo qof, waxaana sawir la soo geliyay baraha internet muujinayay gaari bur bursan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, diyaaradaha dagaalka ee xulafada uu hoggaamiyo Mareykanka ayaa la sheegay inay fuliyeen duqeyntan ka dhacday Gobolka Idlib.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah lagu dilay Hoggaamiyihii labaad ee Ururka Al-Qaacida, kaasoo ku sugnaa Gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya. artilmaameedka weerarkan ayaa ahaa gaari uu la socday Abdullah Abdirahman oo ahaa ninka ku xiga Hoggaamiyaha Guud ee Al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri. Gaari la duqeeyay ayaa waxaa saarnaa labo qof, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34553","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34554,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34553\/revisions\/34554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}