{"id":34546,"date":"2017-02-28T21:21:01","date_gmt":"2017-02-28T18:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34546"},"modified":"2017-02-28T21:22:57","modified_gmt":"2017-02-28T18:22:57","slug":"xiisad-ka-taagan-puntland-iyo-cweli-gaas-oo-arrinkaa-ka-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/xiisad-ka-taagan-puntland-iyo-cweli-gaas-oo-arrinkaa-ka-hadley\/","title":{"rendered":"Xiisad ka taagan Puntland iyo C\/weli Gaas oo Arrinkaa ka hadley."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland u baahneyd khilaaf siyaasadeed, isaga oo sheegay in mudadii uu maamulkiisu jiray wax badan la qabtay.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay u gudbin doonaan baarlamaanka mooshin ka dhan ah madaxweynaha, taasoo xiisad siyaasadeed ka dhax abuurtay maamulka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas oo hada ku sugan magaalada Boosaaso, ayaa yiri \u201cPuntland waxay u baahan tahay Midnimo iyo Wadajir, uma baahna buuq, xasarad, uma baahna nin dan leh inuu dadka kiciyo, waxay u baahan tahay, iyadoo mid ah oo danteeda raadsato, degenaansho, nabadgelyo iyo horumar\u201dayuu yiri Madaxweyne C\/wali Gaas.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaa ku darray in xiligan aan loo baahneyn buuq siyaasadeed, islamarkaana taa badalkeeda loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormar iyada oo la ilaalinayo sharuucda iyo nidaamka u degsan maamulka.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, madaxweynaha Puntland ayaa wajahayay kacdoono uga imaanayay siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada, iyadoo lagu eedeeyay inuu ku fashilmay wixii loo igmaday, xaalada xilligan ka jirta Puntland aysan waligeed soo marin, isla markaana uu ka jiro musuq maasuq iyo waxqabad la\u2019aan<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka aloosan maamulkiisa ayaa sheegay in xiliga Puntland u baahneyd khilaaf siyaasadeed, isaga oo sheegay in mudadii uu maamulkiisu jiray wax badan la qabtay. Xildhibaano ka tirsan dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in ay u gudbin doonaan baarlamaanka mooshin ka dhan ah madaxweynaha, taasoo xiisad siyaasadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34547,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34546\/revisions\/34547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}