{"id":34543,"date":"2017-02-28T20:51:00","date_gmt":"2017-02-28T17:51:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34543"},"modified":"2017-02-28T21:11:36","modified_gmt":"2017-02-28T18:11:36","slug":"rw-kheyre-oo-la-filayo-in-arbacada-la-hor-geeyo-labada-gole-barlamaanka-iyo-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/rw-kheyre-oo-la-filayo-in-arbacada-la-hor-geeyo-labada-gole-barlamaanka-iyo-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"R\/W KHeyre oo la filayo in Arbacada la hor geeyo labada Gole barlamaanka iyo Aqalka sare."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa berri oo Arbaca ah lagu wadaa in uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya si uu u weydiisto codka kalsoonida.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali, ayaa rajo weyn ka qaba codka kalsoonida in uu ka helo sharci-dejiyaasha dalka, sida ay falanqeyayaasha siyaasada Soomaalida ay ku doodayaan.<\/p>\n<p>Barlamaanka Soomaaliya, ayaan horay looga baran in ay celiyaan Ra\u2019iisal wasaare uu madaxweyne soo magacabay.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa uu Xasan la kulmayay qaar badan oo ka mid ah Mudanayaasha Barlamaanka oo uu ka dalbanayay in ay taageraan magacaabistiis.<\/p>\n<p>Xasan oo mudo kasoo shaqeyay arrimaha gar-gaarka iyo dhinacya kale, ayaa la fahansanyahay in ay u suuragelisay in loo magacaabo Ra\u2019iisal wasaare, waxaana looga fadhiyaa in uu samatabixiyo umadda Soomaaliyeed haddii uu codka kalsoonida uu helo.<\/p>\n<div>\u00a0warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa berri oo Arbaca ah lagu wadaa in uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya si uu u weydiisto codka kalsoonida. Mudane Xasan Cali, ayaa rajo weyn ka qaba codka kalsoonida in uu ka helo sharci-dejiyaasha dalka, sida ay falanqeyayaasha siyaasada Soomaalida ay ku doodayaan. Barlamaanka Soomaaliya, ayaan horay looga baran in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34544,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34543\/revisions\/34544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}