{"id":34531,"date":"2017-02-27T22:56:42","date_gmt":"2017-02-27T19:56:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34531"},"modified":"2017-02-27T23:01:33","modified_gmt":"2017-02-27T20:01:33","slug":"doorashada-madaxweynaha-galmudug-oo-la-shaaciyey-waqtiga-ay-dhaceyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-oo-la-shaaciyey-waqtiga-ay-dhaceyso\/","title":{"rendered":"Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyey waqtiga ay dhaceyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Kaddib markii maalintii shalay uu ku dhawaaqay in uu xilkii iska casilay madaxweynihii dowlad gobolleedka Galmudug Cabdukariin Xusseen Guulleed ayaa dhinaca kale lagu dhawaaqay waqtiga la dooranayo madaxweynaha dowlad gobolleedka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Faysal Axmed Cabdulle oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug in ay dhacdo 20 Bisha March ee sanadkaan 2017-da.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in doorashada ay qaban qaabin doonaan xildhibaanadii horay u sheegay in ay xilka ka qaadeen madaxweyne Guuleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu xusay in musharaxiin badan oo u taagan xilka madaxtinimada Galmudug in ay soo gaareen magaalada Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib markii maalintii shalay uu ku dhawaaqay in uu xilkii iska casilay madaxweynihii dowlad gobolleedka Galmudug Cabdukariin Xusseen Guulleed ayaa dhinaca kale lagu dhawaaqay waqtiga la dooranayo madaxweynaha dowlad gobolleedka. Xildhibaan Faysal Axmed Cabdulle oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug in ay dhacdo 20 Bisha March ee sanadkaan 2017-da. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34535,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34532,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34531\/revisions\/34532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}