{"id":34528,"date":"2017-02-27T22:21:15","date_gmt":"2017-02-27T19:21:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34528"},"modified":"2017-02-27T22:24:10","modified_gmt":"2017-02-27T19:24:10","slug":"dalka-mareykanka-oo-sheegey-in-uu-kordhinayo-hawlgalada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dalka-mareykanka-oo-sheegey-in-uu-kordhinayo-hawlgalada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dalka Mareykanka oo sheegey in uu kordhinayo Hawlgalada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in la ballaarinayo howl galada milateri ee ay ka wado Soomaaliya, kaasoo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil ka tirsan waaxda Pentagong-ka Mareykanka ayaa u sheegay Wakaalada wararka ee AP in la kordhinayo howl galada milateri ee Soomaaliya, xilli uu sii kordhayo wal walka Mareykanka ka qabo kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in arrinta ugu wa walka badan uu yahay Soomaaliya, isagoo xusay in awooda dheeraad ah la siin doono ciidanka Mareykanka ee fuliya howl galada gaarka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in howl galada ay noqon doonaan kuwo ka duwan sidii hore, isagoo xusay in ciidamada la siiyo awoodo dheeraad ah oo ay ciidanka qaranka Soomaaliya kula qaadi karaan howl galada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kordhinta awooda ciidamada ayaa qeyb ka noqon doona Ciidamo Mareykan ah oo loo diro Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howl galada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illaa 50 askari oo ka tirsan Kumaandooska Mareykanka ayaa isku bed-bedela Soomaaliya, kuwaasoo howshooda tahay la talin iyo taageerid Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa dabcineysa xayiraado horay u jiray ee saarnaa ciidamada Mareykanka, waxaana ciidamada Mareykanka ay si toos u taageeri doonaan ciidamada Soomaalida, ka hor inta aysan Al-Shabaab soo weerarin furimaha dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, aqalka cad ee Mareykanka ayaa ka gaabsaday arrintan oo markii hore aheyd soo jeedin ka timid Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo dalbaday in la kordhiyo howl galada ka dhanka ah Kooxaha ISIS, Al-Qaacida iyo kooxaha kale ee xiriirka la leh.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in la ballaarinayo howl galada milateri ee ay ka wado Soomaaliya, kaasoo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan waaxda Pentagong-ka Mareykanka ayaa u sheegay Wakaalada wararka ee AP in la kordhinayo howl galada milateri ee Soomaaliya, xilli uu sii kordhayo wal walka Mareykanka ka qabo kooxaha argagixisada. Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34528"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34529,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34528\/revisions\/34529"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}