{"id":34499,"date":"2017-02-26T23:08:18","date_gmt":"2017-02-26T20:08:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34499"},"modified":"2017-02-26T23:44:04","modified_gmt":"2017-02-26T20:44:04","slug":"barlamaanka-puntland-oo-askar-gadoodsani-hareereeyeen-halka-xildhibaano-ay-ku-xanibanyihiin-hallka-shirarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/barlamaanka-puntland-oo-askar-gadoodsani-hareereeyeen-halka-xildhibaano-ay-ku-xanibanyihiin-hallka-shirarka\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Puntland oo Askar Gadoodsani hareereeyeen halka Xildhibaano ay ku xanibanyihiin Hallka shirarka."},"content":{"rendered":"<p>-Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta dhismaha barlamaanka ee magaalada Garowe ,waxaana sida la sheegay ay ka cabanayaan mushaar la&#8217;aan haysatay bilihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday ciidamadan ayaa muujinaya gawaari nooca milatariga ah oo lagu hor-jaray hoolka Barlamaanka , waxaana ay gabi-ahaanba xireen isku socodkii dadka iyo ganacsiga magaalada Garowe.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gudaha dhismaha barlamaanka ay ku jiraan xubno ka tirsan barlamaanka Puntland oo gaaraya 15- Mudane oo isugu jira rag iyo dumar ,waxaana la sheegay in mudanayaasha loo diiday in ay banaanka uga soo baxaan hoolka.<\/p>\n<p>&#8220;Walaal ma \u00a0jirto cid gudaha u gali karta kana soo bixi karta , sababta ay \u00a0barlamaanka u doorteen lama garanayo , mana jirto cid u dhawaan karta &#8221; ayuu yiri Cilmi Jaamac oo ku sugan goobta la qabsaday.<br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Feb\/2017226636236765239035708cid2.jpg\" alt=\"\/images\/2017\/Feb\/\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in ciidamo kale ay ku biireen ,kuwaasi oo iyagana ka cabanaya mushaar la&#8217;aanta ,waxaana ciidamadan la wareegay hoolka barlamaanka ay ka soo kicitimeen magaalada Gaalkacyo .<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyin ka tirsan dowladda oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay faah-faahin ka bixiyaan arintan oo ku soo beegmaysa xilli xasaasi ah oo ay Puntland bartamaha kaga jirto dhibaatooyinka dhanka siyaasad-da ah.<br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Feb\/2017226636236765763178285cdd4.jpg\" alt=\"\/images\/2017\/Feb\/\" \/><\/p>\n<p>Ugu danabyn, wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire ayaa shalay magaalada Garowe ka sheegay in Puntland ay u baahan-tahay bad-baadin , isaga oo tusaalooyin u soo qaatay amniga iyo dhaqaalaha oo uu sheegay in ay faraha ka baxeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta dhismaha barlamaanka ee magaalada Garowe ,waxaana sida la sheegay ay ka cabanayaan mushaar la&#8217;aan haysatay bilihii la soo dhaafay. Sawirro laga soo qaaday ciidamadan ayaa muujinaya gawaari nooca milatariga ah oo lagu hor-jaray hoolka Barlamaanka , waxaana ay gabi-ahaanba xireen isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34499","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34500,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34499\/revisions\/34500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}