{"id":34493,"date":"2017-02-26T20:03:28","date_gmt":"2017-02-26T17:03:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34493"},"modified":"2017-02-26T20:04:28","modified_gmt":"2017-02-26T17:04:28","slug":"nabadoon-soo-bandhigey-jir-dilka-maxaabiista-oo-ciidamada-puntland-xireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/nabadoon-soo-bandhigey-jir-dilka-maxaabiista-oo-ciidamada-puntland-xireen\/","title":{"rendered":"Nabadoon soo bandhigey jir dilka Maxaabiista oo ciidamada Puntland xireen."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Xarrago, oo dhawaan askarta Puntland ku eedeyay in ay jir-dilaan maxaasiibta u xiran eedeymaha Alshabaabnimo.<\/p>\n<p>Nabadoonka, ayaa ka hadlay dhawaan in 7 dhalinyaro ah oo ku jira xabsiyadda si xun loola dhaqmay, waxaana uu ugu baaqay maamulka Puntland in ay saxaan dhaliilaha ay qabaan.<\/p>\n<p>Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Xarrago, ayaa saaka ku-waabariistay xabsiga magaaladda ganacsiga ee Puntland ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Xabsiyada Puntland waxaa buux dhaafiyay dad looga shakisanyahay Alshabaab iyo Daacish, kuwasoo ciidamadda ay gacanta ku soo dhigeen.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda u dagaallanta xuquuqda aadanaha ee loo yaqaanno Human Rights Watch waxaa ay sheegeen in xabsiyada Soomaaliya ku yaala lagu jir-dilo maxaabiista.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Xarrago, oo dhawaan askarta Puntland ku eedeyay in ay jir-dilaan maxaasiibta u xiran eedeymaha Alshabaabnimo. Nabadoonka, ayaa ka hadlay dhawaan in 7 dhalinyaro ah oo ku jira xabsiyadda si xun loola dhaqmay, waxaana uu ugu baaqay maamulka Puntland in ay saxaan dhaliilaha ay qabaan. Nabadoon Cabdulqaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34494,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34493\/revisions\/34494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}