{"id":34482,"date":"2017-02-25T23:47:37","date_gmt":"2017-02-25T20:47:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34482"},"modified":"2017-02-25T23:49:01","modified_gmt":"2017-02-25T20:49:01","slug":"faarax-cali-shire-wasiirkii-hore-ee-puntland-oo-dhaliiley-maamulka-mweyne-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/faarax-cali-shire-wasiirkii-hore-ee-puntland-oo-dhaliiley-maamulka-mweyne-gaas\/","title":{"rendered":"Faarax Cali SHire Wasiirkii hore ee Puntland oo Dhaliiley Maamulka M\/weyne Gaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasiirka hore ee Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire\u00a0 ayaa dhaliilay Hanaanka siyaasadeed iyo tan dhaqan dhaqaale\u00a0 Xukuumada Puntland ee u hogaamiyo Madaxweyne C\/weli Maxamed Cali Gaas kadib shir Jaa&#8217;id oo u ku qabtey Maanta Xarunta Puntland ee Garowe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Faarax ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yimid Kalsoonidii iyo Himalladii ay Bulshadu ka qabtey Xukuumada Madaxweyne Gaas,isagoona Xusay in Amnigii faraha u ka baxay,dhaq dhaqaaqii dhaqaalahana u\u00a0 mugdi galay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirkii hore ee Maaliyada Puntland Faarax Cali shire ayaa sheegay in waqtiga shacabka Puntland u Baahan-yihiin qaymeen iyo isi saxid dhab ah oo ay sameeyaan,isagoona intaas ku daray in Xukuumada Puntland xiligan fashilantay,taasina aanan la aqabli karin in la sii daawado.<\/p>\n<p>Dhnaca kale,Wasiiir Faarax wuxuu hogaamiyaasha Dhaqanka,dhaqaalaha iyo Bulshada Puntland ugu baaqayn in hoos loo fiiriyo waxa Puntland ka jira waa sida uu hadalka u dhigay,isagoo xusay in baahi lo qabo doodo ay dadku uga hadlaan arimahooda khaaska u ah si ay wax wada-saxaan.<\/p>\n<p>Ugu Danbayntii,hadalkan ka so yeeray wasiirkii hore ee Maaliyada Puntland Mudane shire ayaa ku so beegmaya,iyadoo siyaasiin ku so hugooobay Doorashadii soomaaliya ay Garowe dib ugu so laabteen,kuwaaso aad u dhaliilsan qaabkii Madaxweyne Gaas uu ugu qayb-galay O&#8217;lalihii Doorashada ee u ku guuleystay Madaxweyne Farmaajo Saddex Todobaad ka hor&#8230;<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka hore ee Maaliyada Puntland Faarax Cali Shire\u00a0 ayaa dhaliilay Hanaanka siyaasadeed iyo tan dhaqan dhaqaale\u00a0 Xukuumada Puntland ee u hogaamiyo Madaxweyne C\/weli Maxamed Cali Gaas kadib shir Jaa&#8217;id oo u ku qabtey Maanta Xarunta Puntland ee Garowe. Wasiir Faarax ayaa sheegay in hoos u dhac uu ku yimid Kalsoonidii iyo Himalladii ay Bulshadu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34482"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34485,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34482\/revisions\/34485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}