{"id":34470,"date":"2017-02-25T19:10:56","date_gmt":"2017-02-25T16:10:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34470"},"modified":"2017-02-25T19:15:33","modified_gmt":"2017-02-25T16:15:33","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-labo-maleyshiya-beeleed-oo-ka-dhacey-deegaano-hoos-taga-gshdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dagaal-u-dhaxeeya-labo-maleyshiya-beeleed-oo-ka-dhacey-deegaano-hoos-taga-gshdhexe\/","title":{"rendered":"Dagaal u dhaxeeya labo maleyshiya Beeleed oo ka dhacey deegaano hoos taga G\/SH\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in tuulooyin hoostaga gobolka, gaar ahaan deegaanka Cadalle ka dhaceen dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ilaa shan ruux geeriyoodeen dagaalka, halka sidoo kale tiro intaa ka badan uu dhac ka soo gaaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubno ka tirsan maamulka gobolka oo warbaahinta la hadlay sheegay in dagaalku uu salka ku haayo aanooyin Qabiil iyo sidoo kale dilal horay uga dhacay degaanada lagu dagaalamaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Hirshabeele ayaa loogu baaqay in ay soo \u00a0faragaliyaan dagaalka u dhaxeeya labada beelood si looga fogaado dhiig danbe oo daadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in tuulooyin hoostaga gobolka, gaar ahaan deegaanka Cadalle ka dhaceen dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ilaa shan ruux geeriyoodeen dagaalka, halka sidoo kale tiro intaa ka badan uu dhac ka soo gaaray. Xubno ka tirsan maamulka gobolka oo warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34470","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34470\/revisions\/34471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}