{"id":34464,"date":"2017-02-25T17:55:51","date_gmt":"2017-02-25T14:55:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34464"},"modified":"2017-02-25T18:30:53","modified_gmt":"2017-02-25T15:30:53","slug":"dalka-liibiya-oo-13-ruux-ku-neef-qabatoomeen-konteyner-ay-ku-dhuunteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dalka-liibiya-oo-13-ruux-ku-neef-qabatoomeen-konteyner-ay-ku-dhuunteen\/","title":{"rendered":"Dalka Liibiya oo 13 ruux ku neef qabatoomeen Konteyner ay ku dhuunteen."},"content":{"rendered":"<p>13 qof oo muhaajiriin ah ayaa konteenar ku neef qabatoobay kuna dhex dhinta dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Dadkaa ayaa kasoo jeeda badankood ama kulli Afrika gaar ahaan bartamaha Saxaraha iyo wixii ka hooseeya ee koofur ka xiga. Dadkaa ayaa konteenarka ku dhex xirnaa ilaa dhowr maalmood.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay oo wararka aanu heleyno ay sheegayaan in konteenarka loo waday magaalo xeebeed ku taala dalkaasi Liibiya.<\/p>\n<p>Waxaa hase ahaatee dadkaa oo u badnaa qaan gaar ku jiray gabar jidhay 13 sano iyo wiil 14 sano jir ahaa.<\/p>\n<p>Kulli dadkaasi sidaa ayay ku dhinteen. Si kastaba ha ahaatee isla konteenarkaa ayaa laga helay ilaa 56 qof oo kale oo nool.<\/p>\n<p>Shaqaalaha gargaarka ayaa sheegay in badi dadkaasi ay ka yimaadeen dalka Mali.<\/p>\n<p>Muhaajiriinta u jeeda dalalka Yurub ayaa Liibiya sii mara kana gudba badda kala qeybisa Liibiya iyo Talyaaniga ee Mediterranean-ka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 qof oo muhaajiriin ah ayaa konteenar ku neef qabatoobay kuna dhex dhinta dalka Liibiya. Dadkaa ayaa kasoo jeeda badankood ama kulli Afrika gaar ahaan bartamaha Saxaraha iyo wixii ka hooseeya ee koofur ka xiga. Dadkaa ayaa konteenarka ku dhex xirnaa ilaa dhowr maalmood. Waxaa la sheegay oo wararka aanu heleyno ay sheegayaan in konteenarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34464"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34465,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34464\/revisions\/34465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}