{"id":34460,"date":"2017-02-25T17:45:14","date_gmt":"2017-02-25T14:45:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34460"},"modified":"2017-02-25T17:48:16","modified_gmt":"2017-02-25T14:48:16","slug":"dalka-koonfur-afrika-oo-mar-kale-shisheeye-naceybku-dib-uga-soo-cusboonaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dalka-koonfur-afrika-oo-mar-kale-shisheeye-naceybku-dib-uga-soo-cusboonaadey\/","title":{"rendered":"Dalka Koonfur Afrika oo mar kale SHisheeye naceybku dib uga soo cusboonaadey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Shisheeye nacaybkii ama nacaybka ka dhanka ah soo galootiga ayaa dib u soo labo kacleeyay ama\u00a0 mar kale dib uga bilowday Koofur Afrika-<em>South Africa<\/em>.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weeraro iyo dibad baxyo Koofur Afirkaan ay wadaan ayaa socda. Biliiska dalkaa ayaa xabadaha cinjirka ah ku riday dibad baxeyaal caasimada dalkaa ee Pritoria.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa boolisku ku riday sunta dadka ka ilmeysiisa.\u00a0 Rabshado iyo dagaalo u dhexeeya soo galootiga Soomaalidu ku jirto iyo dadka <em>South Africa<\/em>\u00a0ayaa ka socday shalay Jimcihii caasimada Pretoria.<\/span><\/p>\n<p>Soomaalida ayaa in badan lagu dilayay dalkaa ayadoo sanadkiiba lagu qiyaasay in ilaa 100 ruux oo Soomaali ah dalkaa lagu laayo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba haatan ayay Soomaalidu wacad ku martay inay is difaaci doonaan hadii lasoo weeraro ayaga iyo hantidooda.<\/span><\/p>\n<p>Koofur Afrikaanka ayaa hadba cudur daar u raadiya weerarada ka dhanka ah ajaaniibta gaar ahaan kuwa kasoo jeeda dalalka Afrikaanka ah.<\/p>\n<p>Waxay sheegaan inay qabtaan shaqooyin ay ayagu qaban lahaayeen iyo ganacsiyo ay ayagu ka shaqeysan lahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatana ayay sheegayaan in dukaamada ajaaniibtu noqdeen guryo dhillooyin iyo meelo lagu isticmaalo daroogada, waa sida ay ku andacoodeene.<br \/>\n<\/span><span style=\"font-size: large;\"><br \/>\nSi kastaba ha ahaatee waxaa la sheegay in shaqo la&#8217;aan heysa in badan oo dadka reer Koofur Afrika ah ay u sabab tahay dibadbaxyada iyo rabshadaha dhiiggu ku daato dadkana lagu laayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Riwaayad kale ayaa sheegaysa in dadka reer Koofur Afrika aysan ayagu jecleyn inay shaqeystaan balse hadana ay ka maseyraan markii ay arkaan dad dadaalaya oo shaqeysanaya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muhaajiriinta haatan sida ba&#8217;an ay Koofur Afrikaanku u bartilmaansanayaan ayaa waxaa Soomaalida ka sokow kujira Zimbabwean, Nigerian iyo Pakistani.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/becco-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34454\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/tabaarak-39\/\" rel=\"attachment wp-att-34455\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34455\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/hormuud-logo-27\/\" rel=\"attachment wp-att-34453\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34453\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-6.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-madax-ka-tirsan-u-socdaalayaan-dalalka-yemen-iyo-soomaaliya\/salaam-bank-48\/\" rel=\"attachment wp-att-34456\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34456\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-5.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shisheeye nacaybkii ama nacaybka ka dhanka ah soo galootiga ayaa dib u soo labo kacleeyay ama\u00a0 mar kale dib uga bilowday Koofur Afrika-South Africa. Weeraro iyo dibad baxyo Koofur Afirkaan ay wadaan ayaa socda. Biliiska dalkaa ayaa xabadaha cinjirka ah ku riday dibad baxeyaal caasimada dalkaa ee Pritoria. Sidoo kale ayaa boolisku ku riday sunta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34460"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34463,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34460\/revisions\/34463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}