{"id":3446,"date":"2011-10-06T09:46:21","date_gmt":"2011-10-06T09:46:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3446"},"modified":"2011-10-06T09:48:08","modified_gmt":"2011-10-06T09:48:08","slug":"fanaanada-faadumo-qaasim-hilowle-oo-saakay-ku-geeriyootay-magaalada-london-ee-dalka-ingariska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/fanaanada-faadumo-qaasim-hilowle-oo-saakay-ku-geeriyootay-magaalada-london-ee-dalka-ingariska\/","title":{"rendered":"Fanaanada Faadumo Qaasim Hilowle Oo Saakay Ku Geeriyootay Magaalada London Ee Dalka Ingariska"},"content":{"rendered":"<h4><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/F_qaasin1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3449\" title=\"F_qaasin\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/F_qaasin1.jpg\" alt=\"\" width=\"160\" height=\"180\" \/><\/a><\/strong><\/h4>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p>Faaduma Qaasim Hilloowle oo ka mid ahayd fanaaniita Soomaaliyeed\u00a0 ayaa\u00a0 Saakay ku geeriyotay magaalada London ee dalka Igariiska islamrakaana Dalka Ay \u00a0Joogtay Mudo Farabadan Kadib Dagaaladii Sokeeye Ee Soomaaliya .<\/p>\n<p>Allaha U Naxariistee Faaduma Qaasin Hilloowle ayaa waxa ay \u00a0ka mid ahayd fanaantii hobbadllada waaberri Waxaana \u00a0lagu soo waramayaa in ay ku geeriyootay magaalada London ee Carriga Dalkaasi Ingariiska, iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku suganeed halkaasi.<\/p>\n<p>Fanannada Faadumo Qaasim ayaan la ogeen in ay xauunsaneed iyo in kale balse waxaa la xaqiijiyay in fanaannadda ay geeritootay.Saakay Subaxdii Sida ay Noo Xaqiijiyeen Dad ka ag dhawaa Goobta ay Ku Geeriyootay<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Faaduma Qaasim Hilloowle oo ka mid ahayd fanaaniita Soomaaliyeed\u00a0 ayaa\u00a0 Saakay ku geeriyotay magaalada London ee dalka Igariiska islamrakaana Dalka Ay \u00a0Joogtay Mudo Farabadan Kadib Dagaaladii Sokeeye Ee Soomaaliya . Allaha U Naxariistee Faaduma Qaasin Hilloowle ayaa waxa ay \u00a0ka mid ahayd fanaantii hobbadllada waaberri Waxaana \u00a0lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3446","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3446"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3454,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3446\/revisions\/3454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}