{"id":34439,"date":"2017-02-24T23:40:08","date_gmt":"2017-02-24T20:40:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34439"},"modified":"2017-02-24T23:51:36","modified_gmt":"2017-02-24T20:51:36","slug":"sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-iska-soo-dhiibey-ggedo-ee-jland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-iska-soo-dhiibey-ggedo-ee-jland\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo iska soo dhiibey G\/gedo ee J\/land."},"content":{"rendered":"<p>Laanta nabadsugidda iyo sirdoonka Jubaland ee gobolka Gedo ayaa degmada Baladxaawo kusoo bandhigtay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo ay sheegeen in uu isa soo dhiibay.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta nabadsugidda ayaa sheegay in sarkaalka isa soo dhiibay uu kamid ahaa taliyeyaasha ciidamada Al-shabaab ee ka howlgala qeybo ka tirsan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>C\/weli Salaad Cabdulle oo ah nin dhalinyaro ah sheegayna ina isa soo dhiibay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu kamid ahaa taliyeyaasha ciidamada Xizbada ee Al-shabaab, islamarkaana uu ka howlgeli jiray deegaanada hoostaga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Taliyaha nabadsugidda gobolka Gedo Cali Abshir Xasan Deer oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in sargaalkan uu uu xiriir lasoo sameeyay, kuna soo wargeliyay in uu kasoo goosanayo Al-shabaab, isagoo xusay in ay soo dhaweeyeen, islamarkaana uu u sheegay in uu ka faa&#8217;iideysanayo isbadalka cusub ee dalka ka dhacay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidamada nabadsugidda ayaa isla goobta kusoo bandhigay Miino nooca Mobile-ka laga hago ah oo ay sheegeen in ay kasoo saareen goob ay dadweeynaha isugu yimaadaan, islamarkaana ay ka daawan jireen munaasibadaha waaweyn ee ka dhaca dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-iska-soo-dhiibey-ggedo-ee-jland\/sarkaal-nabadsugid-gedo\/\" rel=\"attachment wp-att-34440\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34440\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sarkaal-nabadsugid-gedo.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"401\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sarkaal-nabadsugid-gedo.jpg 552w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sarkaal-nabadsugid-gedo-300x218.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-iska-soo-dhiibey-ggedo-ee-jland\/habka-miinada\/\" rel=\"attachment wp-att-34441\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34441\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/habka-miinada.jpg\" alt=\"\" width=\"603\" height=\"408\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/habka-miinada.jpg 603w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/habka-miinada-300x203.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 603px) 100vw, 603px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/sarkaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-iska-soo-dhiibey-ggedo-ee-jland\/habka-miinada1\/\" rel=\"attachment wp-att-34442\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34442\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/habka-miinada1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/habka-miinada1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/habka-miinada1-300x178.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laanta nabadsugidda iyo sirdoonka Jubaland ee gobolka Gedo ayaa degmada Baladxaawo kusoo bandhigtay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo ay sheegeen in uu isa soo dhiibay. Masuuliyiinta nabadsugidda ayaa sheegay in sarkaalka isa soo dhiibay uu kamid ahaa taliyeyaasha ciidamada Al-shabaab ee ka howlgala qeybo ka tirsan gobolka Gedo. C\/weli Salaad Cabdulle oo ah nin dhalinyaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-34439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34439"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34447,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34439\/revisions\/34447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}