{"id":34436,"date":"2017-02-24T22:44:35","date_gmt":"2017-02-24T19:44:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34436"},"modified":"2017-02-25T00:15:58","modified_gmt":"2017-02-24T21:15:58","slug":"rwcusub-xasan-cali-kheyre-oo-la-kulmey-safiirka-dalka-ingriiska-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/rwcusub-xasan-cali-kheyre-oo-la-kulmey-safiirka-dalka-ingriiska-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"R\/W cusub Xasan Cali KHeyre oo la kulmey safiirka dalka Ingriiska u fadhiya Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya Divid Concar.<\/p>\n<p>Labada dhinaca waxaa ay ka wada hadleen xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada dowladood, sida Khayre uu sheegay.<\/p>\n<p>Mudane, Xasan Cali Khayre, ayaa la kulmay David Concar, maalin ka dib markii loo magacaabay Raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda England ayaa dhawaan waxaa ay 100 Milyan oo Geni ugu deeqday Soomaaliya si wax looga qabto dhibaatada abaaraha ee ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>Raisalwasaare Xasan Khayre, ayaa marka ay ansixiyaan Barlamaanka Soomaaliya waxaa looga fadhiyaa in uu soo dhiso xukuumaddiisa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Dibadbax lagu taageerayo Raisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu\u00a0 ka dhacay Taallada Daljirka-Daahsoon ee magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Banaanbaxa ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana kasoo qeyb-galay duqa magaaladda Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, Xildhibaanno iyo odayaal dhaqameedyo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in shacabka reer Muqdisho ay taageersanyihiin madaxweeynaha go\u2019aanka uu ku doortay Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qarax-miino-oo-lala-eegtey-kolonyo-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-amisom-deg-bweyne\/salaam-bank-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34213\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34213\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya Divid Concar. Labada dhinaca waxaa ay ka wada hadleen xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada dowladood, sida Khayre uu sheegay. Mudane, Xasan Cali Khayre, ayaa la kulmay David Concar, maalin ka dib markii loo magacaabay Raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya. Dowladda England ayaa dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34436"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34438,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34436\/revisions\/34438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}