{"id":34420,"date":"2017-02-24T20:42:29","date_gmt":"2017-02-24T17:42:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34420"},"modified":"2017-02-24T20:44:36","modified_gmt":"2017-02-24T17:44:36","slug":"xildhibaanadda-maxaliga-ah-ee-minnesota-ilhaan-cumar-oo-fariin-u-dirtey-mweyne-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/xildhibaanadda-maxaliga-ah-ee-minnesota-ilhaan-cumar-oo-fariin-u-dirtey-mweyne-trump\/","title":{"rendered":"Xildhibaanadda Maxaliga ah ee Minnesota Ilhaan Cumar oo fariin u dirtey M\/weyne TRUMP."},"content":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar, gabadha ah xildhibaanada maxaliga ah ee golaha Minnesota ayaa farriin u dirtay Trump.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa sheegtay in awaamiirta Donald Trump ee qallafsan aysan Soomaalidu la dhuudhuuman doonin dartood. Waxay intaa raacisay inay ku\u00a0dadaali doonaan sidii ay u xallin lahaayeen dhibaatada ku heysata dal weynaha Mareykanka gudihiisa.<\/p>\n<p>Waxay Ilhaan Cumar sheegtay in dawrkeedu yahay gaashaanka u daruurida mamnuucida uu Donal Trump kusoo rogay socdaalka dadka Soomaalida ah ay ku tagayaan Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in Soomaali badan oo kunool halka laga soo doorto ee Cedar Riverside ee Minnesota ay walaac qabaan walaacaas oo amarka lasoo rogay uu u keenay.<\/p>\n<p>Cedar Riverside ayaa ka tirsan degmadeeda halkaa oo marmar lagu magacaabo &#8216;Muqdisho Yareey&#8217; maadaama Soomaalidu ku badan tahay.<\/p>\n<p>Ilhaan Cumar ayaa kasoo qaxday Soomaaliya. Waxay kunoolaan jirtay xerada Utanga ee qaxootiga ee sagaashameeyadii ka jiri jirtay gobolka xeebta ee Kenya.<\/p>\n<p>4 sano ayay xeradaa Utanga kunooleyd. Kadib ayadoo 12 sano jir ah ayaa ayada iyo qoyskeeda sanadkii 1995 laga siiyay dib u dajin dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar, gabadha ah xildhibaanada maxaliga ah ee golaha Minnesota ayaa farriin u dirtay Trump. Ilhaan ayaa sheegtay in awaamiirta Donald Trump ee qallafsan aysan Soomaalidu la dhuudhuuman doonin dartood. Waxay intaa raacisay inay ku\u00a0dadaali doonaan sidii ay u xallin lahaayeen dhibaatada ku heysata dal weynaha Mareykanka gudihiisa. Waxay Ilhaan Cumar sheegtay in dawrkeedu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34421,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34420\/revisions\/34421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}