{"id":3441,"date":"2011-10-06T09:45:20","date_gmt":"2011-10-06T09:45:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3441"},"modified":"2011-10-06T09:45:20","modified_gmt":"2011-10-06T09:45:20","slug":"ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-turkiga-oo-balanqaaday-in-ay-dowlada-turkiga-gacan-lexaad-leh-ka-geesan-doono-dhisida-wadooyinka-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/ra%e2%80%99iisul-wazaaraha-turkiga-oo-balanqaaday-in-ay-dowlada-turkiga-gacan-lexaad-leh-ka-geesan-doono-dhisida-wadooyinka-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wazaaraha Turkiga Oo Balanqaaday In Ay Dowlada Turkiga Gacan Lexaad Leh Ka Geesan Doono Dhisida Wadooyinka Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n<p><strong>Mr.RecepTayyip Erdogan<\/strong> Oo ah Ra&#8217;iisul wazaaraha Dowlada <strong>Turkiga<\/strong> ayaa Shaaca ka qaaday in ay Dalka soomaaliya ka Taageeri Doonaan Dhisida Wadooyinka Soo Gala Guud Ahaan magaalada Muqdisho Iyo Meelaha Istaraatiijiyadaha ah<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wazaaraha Ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay diyaariyeen qalabkii iyo qarashkii ay ugu talo galeen si ay dowlada soomaaliya kaga caawiyaan dib u dhiska wadooyinka iyo laamiyada magaalada muqdisho<\/p>\n<p>Dowlada Turkiga ayaa ah Dowlada Kaliya ee isku Hooshay in ay Wax ka qabato xaalada cakiran Ee dalka soomaaiya iyadoon caawinaad dhan waliba ah ka geesatay Abaaraha saameeyay shacabka somaaliyeed<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu dalka soo gaaray <strong>Mr.RecepTayyip Erdogan <\/strong>ra\u2019iisul wazaartaha turkiga ayaa isa soo tarayay kobaca shacabka soomaaiyeed kuwaasi oo gobolada dalka kaga soo cararay abaaraha baahsan ee ka dilaacay qeebo ka tirsan dalka<\/p>\n<p>Iyadoona dowlada turkiga xitaa ay isku dayday in ay wax gaarsiiso goobaha ay ka taliyaan xarakada mujaahidiinta al-shabaab balse ay ka biyo diideen Madaxda sar sare Ee dowlada TFG-da Soomaaliya in aan wax mucaawino ah la gaarsiinin Goobaha ay gacanta ku hayaan Xarakatu Shabaab Al-mujaahidiin<\/p>\n<h4><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Mr.RecepTayyip Erdogan Oo ah Ra&#8217;iisul wazaaraha Dowlada Turkiga ayaa Shaaca ka qaaday in ay Dalka soomaaliya ka Taageeri Doonaan Dhisida Wadooyinka Soo Gala Guud Ahaan magaalada Muqdisho Iyo Meelaha Istaraatiijiyadaha ah Ra\u2019iisul Wazaaraha Ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay diyaariyeen qalabkii iyo qarashkii ay ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3441","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3441"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3453,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3441\/revisions\/3453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}