{"id":34402,"date":"2017-02-23T20:47:56","date_gmt":"2017-02-23T17:47:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34402"},"modified":"2017-02-23T21:54:44","modified_gmt":"2017-02-23T18:54:44","slug":"mweynaha-soomaaliya-farmaajo-oo-baaq-u-direy-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mweynaha-soomaaliya-farmaajo-oo-baaq-u-direy-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Soomaaliya Farmaajo oo Baaq u direy Xarakada AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Xafladii caaleemo saarkiisa ee shalay ayaa madaxweyne Farmaajo wuxuu ugu baaqay xubnaha al-Shabaab inay isasoo dhiibaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka ballan qaaday dadkiisa in mar dhow xilligii al-Shabaab uu dhammaan doono, waa sida hadalka loo dhigaye.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale ugu baaqay inay isasoo dhiibaan xubnaha al-Shabaab oo lagu qiyaaso kumanaan maadaama uu u ballan qaadayo nolol wanaagsan hadii ay sidaasi yeelaan.<\/p>\n<p>&#8216;Kuwa la shaqeeya al-Qaacida ee al-Shabaab ah iyo ISIS, waqtigiinii wuu dhammaaday&#8217;. Sidaa ayuu yiri.<\/p>\n<p>&#8216;Waa laidin marin habaabiyay, waxaadna burburiseen hantida dalkiina aadna disheen Soomaali badan.<\/p>\n<p>Dalka Soomaaliya ayaa colaado hareeyeen wajiyo kala duwan leh laga soo bilaabo sanadkii 1991.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qarax-miino-oo-lala-eegtey-kolonyo-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-amisom-deg-bweyne\/salaam-bank-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34213\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34213\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafladii caaleemo saarkiisa ee shalay ayaa madaxweyne Farmaajo wuxuu ugu baaqay xubnaha al-Shabaab inay isasoo dhiibaan. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka ballan qaaday dadkiisa in mar dhow xilligii al-Shabaab uu dhammaan doono, waa sida hadalka loo dhigaye. Wuxuu sidoo kale ugu baaqay inay isasoo dhiibaan xubnaha al-Shabaab oo lagu qiyaaso kumanaan maadaama uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34403,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34402\/revisions\/34403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}