{"id":344,"date":"2011-05-02T17:27:57","date_gmt":"2011-05-02T17:27:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=344"},"modified":"2011-05-02T17:27:57","modified_gmt":"2011-05-02T17:27:57","slug":"xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-degmada-harbahaarey-ka-dib-dagaalo-culus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/xarakada-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-la-wareegay-degmada-harbahaarey-ka-dib-dagaalo-culus\/","title":{"rendered":"Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo la Wareegay Degmada Harbahaarey Ka Dib Dagaalo Culus"},"content":{"rendered":"<p>Wararka Naga Soo gaaraya Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegaya In Xarakadda Mujaahidiinta Al Shabaab ay la wareegeen gacan Ku haynta Degmada garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo<\/p>\n<p>Saacadihii la Soo Dhaafay Ayaa waxa Dagaal Xoogan Uu ka Socday qaybo fara badan Oo ka Tirsan Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada garbahaarey jkaa Soo U Dhaxeeyey Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Dowladda Oo garab ka Helaya Kuwa Ethiopia<\/p>\n<p>Waxaana wararka Ugu dambeyey ay Sheegayaan In dagaalkaasi Uu Geystay Khasaarooyin Isugu Jira Dhimasho Iyo dhaawac waxaan aIminka Degaan Xaaladda Degmada harbahaarey<\/p>\n<p>Dhanka kale warar aynu ka Heleyno Degmada Beled xaawo ayaa Sheegayaa In halkaasi maanta ay Ciidamada Dowladda ka sameeyen Howl galo ay Ku Dileen Labo Ruux Oo ka Mid ah Dadka Ku Dhaqan Deegaankaasi Waxaana Ilo wareedyo halkaasi Ku Sugan ay U Sheegeen Wakaaladda Wararka Ee warsom In ay dadkaasi Ahaayen dad Rayid ah<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/u><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Naga Soo gaaraya Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Sheegaya In Xarakadda Mujaahidiinta Al Shabaab ay la wareegeen gacan Ku haynta Degmada garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo Saacadihii la Soo Dhaafay Ayaa waxa Dagaal Xoogan Uu ka Socday qaybo fara badan Oo ka Tirsan Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada garbahaarey jkaa Soo U [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-344","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/344\/revisions\/347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}