{"id":34396,"date":"2017-02-23T17:31:54","date_gmt":"2017-02-23T14:31:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34396"},"modified":"2017-02-23T17:34:14","modified_gmt":"2017-02-23T14:34:14","slug":"qmidoobey-oo-abaarta-soomaaliya-u-codsatey-lacag-dhan-5-6-pillion-dolars","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qmidoobey-oo-abaarta-soomaaliya-u-codsatey-lacag-dhan-5-6-pillion-dolars\/","title":{"rendered":"Q\/Midoobey oo Abaarta Soomaaliya u codsatey lacag dhan 5.6 pillion dolars"},"content":{"rendered":"<p>-QM ayaa codsatay $5.6b oo abaarta Soomaaliya iyo dalal kale wax looga qabto.<\/p>\n<p>Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa shalay codsaday lacagtaa. Wuxuu Antonio sheegay in dagdag loogu baahan yahay qarashkaa.<\/p>\n<p>Wuxuu Antonio weliba intaa raaciyay in $4.4 qarashkaa ka mid ah loo baahan yahay in la helo inta lagu jiro bisha soo socota ee Maarso.<\/p>\n<p>Dalalkaa qarashka loo rabo ayaa kala ah Soomaaliya, Nigeria, Yemen iyo Koofur Suudaan.<\/p>\n<p>Dalalkaa ayaa isku dar waxaa abaar iyo colaado saameeyeen dad tiro dhan 20 m.<\/p>\n<p>Dalalkaa ayaa iminka dadkaa kunooli qarka u saaran yihiin majaaco ba&#8217;an ama macaluul baahsan.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaaba sheegaya in macaluuli mar horeba ka dillaacday meelaha qaar dalkaasi Koofur Suudaan.<\/p>\n<p>&#8216;Hadii aanu hada tillaabo qaadin wax looga qabanaayo dhibaatada waxaa ay saameyn doontaa meelo kale iyo dalal kale&#8217;.\u00a0 Antonio Guterres ayaa sidaa yiri shalay.<\/p>\n<p>Ilaa 260 kun oo qof ayaa la sheegay inay macaluul ugu dhinteen gudaha Soomaaliya sanadkii 2011.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qarax-miino-oo-lala-eegtey-kolonyo-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-amisom-deg-bweyne\/salaam-bank-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34213\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34213\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-QM ayaa codsatay $5.6b oo abaarta Soomaaliya iyo dalal kale wax looga qabto. Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa shalay codsaday lacagtaa. Wuxuu Antonio sheegay in dagdag loogu baahan yahay qarashkaa. Wuxuu Antonio weliba intaa raaciyay in $4.4 qarashkaa ka mid ah loo baahan yahay in la helo inta lagu jiro bisha soo socota [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34398,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34396\/revisions\/34398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}