{"id":34393,"date":"2017-02-23T17:16:35","date_gmt":"2017-02-23T14:16:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34393"},"modified":"2017-02-23T17:18:00","modified_gmt":"2017-02-23T14:18:00","slug":"mweyne-farmaajo-oo-loogu-magacdarey-suuq-cusuboo-nairobi-laga-furey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mweyne-farmaajo-oo-loogu-magacdarey-suuq-cusuboo-nairobi-laga-furey\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo loogu magacdarey Suuq cusuboo Nairobi laga furey."},"content":{"rendered":"<p>-Suuq loogu magac daray madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya, Maxamed C\/Laahi Farmaajo ayaa laga furay Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ee Soomaalidu ku ganacsato.<\/p>\n<p>Suuqa ayaa magaciisa loo bixiyay &#8216;FARMAAJO&#8217;. Mulkiileyaasha suuqaa ayaa warbaahinta u sheegay in ay magacaa u doorteen suuqooda maadaama Farmaajo ay u arkaan madaxweyne shakhsiyad wanaagsan leh oo shacbiyad muddo gaaban ku kasbaday.<\/p>\n<p>Horay ayaa suuqyo madaxweyneyaal iyo dad kale oo caan ah loogu magac daray looga furay xaafada Islii sida Erdogan iyo Obama.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayaa waxaa isla xaafada Islii looga furay oo hada oo aanu warbixintaan qoreynaba shaqeynaya suuq lagu magacaabo Turkey kaasoo Soomaali ay furtay ayagoo ka dheehanaya wanaagii Turkiyiintu u qabteen Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qarax-miino-oo-lala-eegtey-kolonyo-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-amisom-deg-bweyne\/salaam-bank-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34213\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34213\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Suuq loogu magac daray madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya, Maxamed C\/Laahi Farmaajo ayaa laga furay Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ee Soomaalidu ku ganacsato. Suuqa ayaa magaciisa loo bixiyay &#8216;FARMAAJO&#8217;. Mulkiileyaasha suuqaa ayaa warbaahinta u sheegay in ay magacaa u doorteen suuqooda maadaama Farmaajo ay u arkaan madaxweyne shakhsiyad wanaagsan leh oo shacbiyad muddo gaaban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34394,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34393\/revisions\/34394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}