{"id":34389,"date":"2017-02-23T16:52:12","date_gmt":"2017-02-23T13:52:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34389"},"modified":"2017-02-23T16:57:19","modified_gmt":"2017-02-23T13:57:19","slug":"mweynaha-j-f-s-maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-magacaabey-rw-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mweynaha-j-f-s-maxamed-cllaahi-farmaajo-oo-magacaabey-rw-cusub\/","title":{"rendered":"M\/weynaha J.F.S Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo magacaabey R\/W cusub."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa Ra\u2019isulwasaaraha dowladda Soomaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Mudane, Xasan ayaa waxaa uu sanado badan uu kasoo shaqeynayay bani\u2019aadanimadda iyo dhinaca ganacsiga, waxaana uu yahay nin dhalinyara ah oo ku noolaa dalka Norway. Dhinaca kale waxaa uu mudo sanado ah uu lasoo shaqeynayay hey\u2019adda NRC ee dalka Norway laga leeyahay.<\/p>\n<p>Xasan Kheyre, waxaa mudooyinkii dambe uu ku noolaa dalka Ingiriis-ka, waxaana uu madax ka ahaa hey\u2019adda Soma Oil and Gas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa saaka u duulay dalka Sucuudiga, waana safarkii ugu horeeyay ee uu dibada ku aado tan iyo markii la doortay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qarax-miino-oo-lala-eegtey-kolonyo-gaadiid-ay-wateen-ciidamada-amisom-deg-bweyne\/salaam-bank-46\/\" rel=\"attachment wp-att-34213\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34213\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa Ra\u2019isulwasaaraha dowladda Soomaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Mudane, Xasan ayaa waxaa uu sanado badan uu kasoo shaqeynayay bani\u2019aadanimadda iyo dhinaca ganacsiga, waxaana uu yahay nin dhalinyara ah oo ku noolaa dalka Norway. Dhinaca kale waxaa uu mudo sanado ah uu lasoo shaqeynayay hey\u2019adda NRC ee dalka Norway laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34387,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34389"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34392,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34389\/revisions\/34392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}