{"id":34379,"date":"2017-02-22T00:06:53","date_gmt":"2017-02-21T21:06:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34379"},"modified":"2017-02-22T00:09:56","modified_gmt":"2017-02-21T21:09:56","slug":"maamulka-slnd-oo-xabsiga-dhigey-agaasimihii-tvga-star-maxd-baashe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/maamulka-slnd-oo-xabsiga-dhigey-agaasimihii-tvga-star-maxd-baashe\/","title":{"rendered":"Maamulka SLND oo Xabsiga dhigey Agaasimihii TVga- STAR Max&#8217;d Baashe."},"content":{"rendered":"<p>Agaasimihii telefishanka maxaliga ah ee STAR TV Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa xalay ciidanka amnigu xabsiga u taxaabeen.<\/p>\n<p>Ciidanka amniga ayaan ka hadal sababta loo xidhay iyo wuxuu daaran yahay xadhigiiisu, haseyeeshee wariye Maxamed Baashe oo ah qoraa weyn oo ka mid ah dadka la qadariyo ayaa xadhigiisa loo sibir saarayaa inuu si toos ah u cadeeyey inuu ka soo horjeeddo saldhiga Militari ee Berbera ee la siiyey Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Maxamed Baashe ayaa fartiisa Facboogiisa ka cadeeyey in uu si weyn uga soo horjeeddo, isla markaana fagaarayaal la iskugu yimid sheegay in berberi hiil u baahan tahay, waxa kale oo uu bartiisa arrimaha bulshadda ee Facbooga soo dhigay mdaxiisa oo uu soo saaray oo u sheegay in wakiilka Somaliland ee Imaaraaadka Baashe Cawil uu baloodh moodi gaadhay Bidaartiisa oo uu iibsan gaadhay, waxaanu saldhiga xoog ugu dhaliilay xukuumadda iyo wakiilka Imaaraaadka Carabta Baashe Cawil.<\/p>\n<p>Baraha bulshadda ayaa illaa maanta lagu cambaareynayey xadhiga agaasimaha Maxamed Baashe, waxaanu dadku u arkayeen\u00a0 in aragtidii muwaadinku xaq u lahaa laga hor joogsaday, taas oo ka hor imanaysa dimuqraadiyaddii Somaliland<\/p>\n<p>Waxeyna tani kusoo beegmeysaa iyadoo beryahan la hadal hayey wariyeyaal hore loo xir xirey illaa hadana jeelasha SLND ku jira kuwaasoo lagu heysto mihnadooda shaqo ee wariyenimo arrimo la xiriira taas oo meel kaga dhaceysa xoriyadda Saxaafadda Xoriyadda Hadalka iyo Dimuquraadiyada Somaliland ku faanto.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii telefishanka maxaliga ah ee STAR TV Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa xalay ciidanka amnigu xabsiga u taxaabeen. Ciidanka amniga ayaan ka hadal sababta loo xidhay iyo wuxuu daaran yahay xadhigiiisu, haseyeeshee wariye Maxamed Baashe oo ah qoraa weyn oo ka mid ah dadka la qadariyo ayaa xadhigiisa loo sibir saarayaa inuu si toos ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34380,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34379\/revisions\/34380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}