{"id":34376,"date":"2017-02-21T23:45:55","date_gmt":"2017-02-21T20:45:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34376"},"modified":"2017-02-21T23:48:45","modified_gmt":"2017-02-21T20:48:45","slug":"mweynaha-maamulka-gdhexe-ee-ahlu-sunna-oo-muqdisho-u-yimid-ka-qeybgalka-csaarka-mweynaha-j-f-s-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mweynaha-maamulka-gdhexe-ee-ahlu-sunna-oo-muqdisho-u-yimid-ka-qeybgalka-csaarka-mweynaha-j-f-s-farmaajo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Maamulka G\/dhexe ee Ahlu-Sunna oo Muqdisho u yimid ka qeybgalka C\/saarka M\/weynaha J.F.S farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha Ahlu Sunna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa goor dhaw oo maanta ah ka degay magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa in uu ka qeybgalo caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safarka Sheekh Shaakir ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago magaalada Muqdisho tan iyo markii loo caleemo saaray in uu noqdo madaxweynaha maamulka gobollada dhexe oo siweyn uga soo horjeeda maamulka Galmudug ee fadhigoodu yahay degmada\u00a0 Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Ahlu Sunna ayaa horay u soo dhaweeyay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo sheegay in ay la shaqeyn doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ka qeybgalka maamulka gobolleedka dhexe ee munaasabada caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya ayaa u muuqata mid awood dheeraad ah siin karta maamulkan gobollada dhexe oo xiriirkoodu aad u xumaa dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Xassan Sheekh Max\u2019uud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arintan ayaa siweyn looga soo dhaweeayay degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guri-ceel oo ka mid ah deegaannada uu ka arimiyo maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Ahlu Sunna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa goor dhaw oo maanta ah ka degay magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa in uu ka qeybgalo caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Safarka Sheekh Shaakir ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago magaalada Muqdisho tan iyo markii loo caleemo saaray in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34376\/revisions\/34377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}