{"id":34340,"date":"2017-02-20T22:12:17","date_gmt":"2017-02-20T19:12:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34340"},"modified":"2017-02-20T22:13:53","modified_gmt":"2017-02-20T19:13:53","slug":"weerarkii-ka-dhacey-suuqa-kaawo-godey-ee-magaalada-muqdisho-oo-qm-cambaareysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/weerarkii-ka-dhacey-suuqa-kaawo-godey-ee-magaalada-muqdisho-oo-qm-cambaareysey\/","title":{"rendered":"Weerarkii ka dhacey Suuqa Kaawo Godey ee magaalada Muqdisho oo Q\/M cambaareysey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Machael Keating ayaa cambaareeyay weerarkii ay dadka badan ku dhinteen ee maalintii shalay ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaallay xaafadda Kaawo \u2013Goodey ee degmada Wadajir<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan cambaareyneynaa weerarkii argagixisada ee Muqdisho ka dhacay ee lala eegtay dadka rayidka ah ayuu yiri \u2018\u2019 wakiilka QM ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu bartilmaameedsaday suuqa Kaawo-Godey, wadajir ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka wax yeellada ugu badan ay ka soo gaartay weerarka ayaan isugu jiray dad xiligaa marayay waddada dhinaceeda iyo kuwa kale oo goobo ganacsi ku lahaaa suuqa oo waqtiga qaraxa lala eegtay ahaa xiliga uu ugu mashquulka badnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale weerarka ayaa imanaya xili loo diyaargaroobayo maalin kadib in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho munaasabada calleemo saarka madaxweynaha dhawaan la doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan sii xoojineynaa taagerada aan ku taageereyno dadka Soomaaliyeed sida ay uga shaqeynaayaan xaqiijinta rajadooda ku aadan mustaqbal xasilooni iyo nabad ay ku dheehantahay.\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<div align=\"justify\">Ururka Al-shabaab ayaa waayadii ugu danbeeyay xoojiyay weerarada ka dhanka ah ciidamada midowga Africa iyo kuwa dowladda federaalka, waxaana weeraradaa ka dhashay khasaare baaxad leh.<\/div>\n<div align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Machael Keating ayaa cambaareeyay weerarkii ay dadka badan ku dhinteen ee maalintii shalay ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaallay xaafadda Kaawo \u2013Goodey ee degmada Wadajir \u2018\u2019Waxaan cambaareyneynaa weerarkii argagixisada ee Muqdisho ka dhacay ee lala eegtay dadka rayidka ah ayuu yiri \u2018\u2019 wakiilka QM ee Soomaaliya. Maalintii shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34342,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34340"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34341,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34340\/revisions\/34341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}