{"id":34308,"date":"2017-02-19T19:21:04","date_gmt":"2017-02-19T16:21:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34308"},"modified":"2017-02-19T19:23:24","modified_gmt":"2017-02-19T16:23:24","slug":"danjiraha-dalka-britain-u-fadhindoona-soomaaliya-oo-waraaqihiisii-aqoosiga-uu-ka-gudoomey-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/danjiraha-dalka-britain-u-fadhindoona-soomaaliya-oo-waraaqihiisii-aqoosiga-uu-ka-gudoomey-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Danjiraha dalka Britain u fadhindoona Soomaaliya oo waraaqihiisii aqoosiga uu ka gudoomey M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Britain u soo magacaawdey Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay warqadihiisa aqoosiga ku wareejiya madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">David William Concar Safiirka cusub ee dowladda Britain, ayaa sheegay in kulanka isaga iyo madaxweynaha ay isku soo qaadeen in si dhab ah loo xoojiyo taageerada joogtada ah ee Soomaaliya ay siiyaan, dhowaanna la qaban doono shir looga hadlayo siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMaanta, waxaa la iga guddoomay anigoo ah safiirka UK ee Soomaaliya warqadaha, taasna waxa ay daliil u tahay taageerada ballaaran ee aan Soomaaliya u heynno,<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha waxaan ka wada hadalnay amniga iyo sida ay muhiim u tahay in laga wada shaqeeyo, sidoo kale waxaa isla soo qaaday abaaraha ka jira Soomaaliya oo u baahan in si deg deg ah wax looga qabto, isaga oo sheegay in uu jiro shir weyn oo siyaasadda Soomaaliya looga hadlayo oo ka dhici doona bisha May magaalada London, kaasoo ayuu yiri wax badan ka tari doona hormarinta arimaha siyaasada iyo bani\u2019aadannimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Soomaaliya iyo Britain oo leh taariikh fog waxaana muuqda hadda in ay dowladda Britain waddo dedaallo ay uga qeyb-qaadeyso horumarka iyo dhismaha Soomaaliyada cusub.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Britain u soo magacaawdey Soomaaliya. Safiirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay warqadihiisa aqoosiga ku wareejiya madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo. David William Concar Safiirka cusub ee dowladda Britain, ayaa sheegay in kulanka isaga iyo madaxweynaha ay isku soo qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34308","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34308"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34309,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34308\/revisions\/34309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}