{"id":343,"date":"2011-05-02T17:33:56","date_gmt":"2011-05-02T17:33:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=343"},"modified":"2011-05-08T18:56:39","modified_gmt":"2011-05-08T18:56:39","slug":"xog-muhiim-ah-oo-ku-saabsan-isbaarooyinka-yaala-wadooyinka-muqdisho-iyo-cida-ay-ka-amar-qaataan-maleeshiyaadka-dhigtay-isbaarooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/xog-muhiim-ah-oo-ku-saabsan-isbaarooyinka-yaala-wadooyinka-muqdisho-iyo-cida-ay-ka-amar-qaataan-maleeshiyaadka-dhigtay-isbaarooyinka\/","title":{"rendered":"Xog Muhiim ah Oo Ku Saabsan Isbaarooyinka Yaala Wadooyinka Muqdisho Iyo Cida ay Ka Amar Qaataan Maleeshiyaadka Dhigtay Isbaarooyinka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-small;\">Degmooyinka Kooban ay Gacanyta Ku Hayso Dowlada KMG Somalia Ayaa Mudooyinkii ugu Dambeeyey Waxaa Ku S`oo Badanayay Iska Hor&#8217;imaad Udhaxeeyo Maleeshiyaad Hoos Tagay TGFda ayadoona Kii Ugu Dambeeyay Uu Ka dhacay Degmada Dharkeynley Geestayna Qasaarooyin Isugu Jira Dhimasho iyo Daawac Oo Soo Kala Gaara Maleeshiyaad Isdilaya Iyo Dadka Rayidka ah Ee Xilligaasi Ka Agdhow Goobaha ay Dirirta ay Ka dhaceyso<\/span><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\" face=\"Times New Roman\" size=\"4\" color=\"#ff00ff\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff00ff; font-family: Times New Roman;\"> <\/span><\/strong><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Arinkaakaani ayaa waxa ay dhibaatooyin aad u Baahsan ay Ku Haysaa Bulshada La Daalaa Dhacaya Colaada Aafeysay Soomaaliya Waxaana Dagaaladaasi ay Yihiin Kuwa Joogta Ka Noqday Deegaanada Fara Kutiriska ah Oo ay Ku suganyihiin Maleeshiyaadka TFGda Iyo Masuuliyiintooda Waxa Intaasi Sii Dheer Wadooyinka Kooban Ee Muqdisho Laga Isticmaalo In ay Dhigteen Isbaarooyin Maleeshiyaad Hoostaga TGFda Kuwaasoo Lacaga Baad ah Ka Qaada Gawaarida Isticmaala Wadooyinkaasi<\/p>\n<p>Ayadoona aan La Soo Koobi Karin Goobaha Isbaarooyinka ay yaalaan ayaa hadana waxaan idin Soo Gudbineynaa Meelaha Qaar Kamid ah Maleeshiyaadkaasi Sida Joogtada ah ay U Dhigteen Jidgooyooyinka<\/p>\n<p>Bacadlihii Hore Ee X\/Weyne,Ceelgaabta Degmada X\/Jajab,Sheelaro Seddexdaasi Jidgooyo ayaa waxa ay u taalaa Taliyaha Booliska Qeebta Bartamaha<strong> Cili Xirsi Bare (Cali Gaab)<\/strong> Labada Buundo Ee Kala Barta Waabari Iyo X\/JaJab,Suuqa Beerta,Ilinka Hore Ee Dugsigii 21ka October Waxa ay U Yaalaan Isbaarooyinkaasina Maleeshiyaad Hoos Taga Gudoomiyaha Degmada Waabari <strong>Axmed Meere Makaraaan (Axmed Faal)<\/strong> Isgoysyada K.M4 Iyo K.M5 Iyo Kan Banaadir ayaa waxa ay Iyana U yaalaan Afahayeenka Ciidamada Booliska Ahnna Taliyaha Ciidamada Qeebta Waliyow Cade Gaashaanle Sare <strong>C\/llaahi xasan (Bariise)<\/strong> Maleeshiyaad Hoos Taga<\/p>\n<p>Dhabarka Dambo Ee Isbitaalka Madiina ayaa waxa ay Isbaaro Kuwaan Lamid ah Iyana U yaalaan Maleeshiyaad Taabacsan <strong>C\/kaafi Hilowle Cismaan<\/strong> Oo Ah Xoghayaha Guud Ee Maamulka Gobolka Banaadir Isagoyska Ex.Control Afgooye ayaa waxaa Jakboynti Ciidamada TFGda Oo ay Ogyihiin Masuuliyiinta Sar Sare Ee Dowlada<\/p>\n<p>Wadada Ka Baxda Ex.Control Afgooye Ee Aada Xoosh ayaa iyana Isbaaro ay Dhigteen Maleeshiyaad Hoos taga <strong>C\/qaadir M.Nuur<\/strong> Oo Ah Waziiru Dowlaha Madaxtooyada Wadada Ka Soo Baxda Xoosh Ee Timaada Saldhiga Galbeed ayaa waxaa yaala 1Isbaaro Oo Hoostagta Sarkaal Lagu Magacaabo Cagey Oo Ka Tirsan Saraakiisha Ciidamada Militariga<\/p>\n<p>Tabakaayo Madow ayaa Isbaaro waxa ay U taakaa Maleeshiyaad Hoos Taga Gudoomiya Ku Xigeenka Degmada Dharkeyley Yuusuf Kabaale agagaarka. Daarta Xaaji Gaabow Ee Degmada Dherkeynley ayaa waxa ay Isbaaro ay u taalaa maleeshiyaad Hoos Taga <strong>Macalin C\/dulle<\/strong> Oo Ha Gudoomiyaha Degmada Dherkeynley<\/p>\n<p>Suuqa Weyn,Danwadaagaha,Agagaarka Macruuf,Iyo Dhinaca Bidix Ee Garoonka Aadan Cade Isbaarooyinkaasi yaala ayaa waxa ay U Yaalaan Maleeshiyaad Hoos Taga Gudoomiyaha Degmada Wadajir <strong>Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci)<\/strong> Iyo Ku Xigeenkiisa <strong>Xuseen Bootaan<\/strong>Waxaa Jira Masuuliyiinta Sar Sare Oo Ka Tirsan Dowlada KMG Somalia Oo Lacagahaasi Wax Ka Qaata Kuwaasi Oo Aan Waqtiyada Soo Socda aan Idin Soo Gudbindoono INSHAA&#8221;ALLAAH.<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmooyinka Kooban ay Gacanyta Ku Hayso Dowlada KMG Somalia Ayaa Mudooyinkii ugu Dambeeyey Waxaa Ku S`oo Badanayay Iska Hor&#8217;imaad Udhaxeeyo Maleeshiyaad Hoos Tagay TGFda ayadoona Kii Ugu Dambeeyay Uu Ka dhacay Degmada Dharkeynley Geestayna Qasaarooyin Isugu Jira Dhimasho iyo Daawac Oo Soo Kala Gaara Maleeshiyaad Isdilaya Iyo Dadka Rayidka ah Ee Xilligaasi Ka Agdhow Goobaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[],"tags":[7],"class_list":["post-343","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","tag-maqaallo"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=343"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":356,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/343\/revisions\/356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}