{"id":34249,"date":"2017-02-16T22:08:41","date_gmt":"2017-02-16T19:08:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34249"},"modified":"2017-02-16T22:10:57","modified_gmt":"2017-02-16T19:10:57","slug":"daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO: Sawiro dheeraad ah oo la xiriira Xilwareejinta M\/weynihii hore iyo M\/weynaha cusub Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Munaasabada oo aheyd mid siweyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo si rasmi ah uu xilka u wareejiyay madaxweynihii hore\u00a0 Xassan Sheekh Max\u2019uud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Baarlamaanka, labada aqal, Wasiirada Xukuumadda xilka sii heysa, Xildhibaanada labada gole, iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore ayaa ku soo dhoweeyay Xarunta Madaxtooyada, Madaxweynaha cusub ee afarta sanno ee soo socota Mudane Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max&#8217;uud ayaa ku wareejiyay Madaxweynaha cusub, Documentiyadii intii xilka hayay, sidoo kale waxaa uu ku wareejiyay hadiydihii uu ku soo guddoomay magaca Soomaaliyeed, ee safaradii uu dibaddaha tagay, waxaana ka mid ahaa hadiyadahaas seef dahab, agabyo kale oo isugu jiray dahab, qallin iyo maar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ka mahad celiyay madaxweyne Farmaajo hadiyadaha uu guddoomay, isagoo ku ammaanay Madaxweynihii hore howsha uu u qabtay qaranka afartii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mmadaxweynihii hore ayaa lagu sagootiyay astaanta calanka Qaranka, iyadoo Madaxweynaha cusub uu wixii maanta ka dambeeyay uu si rasmi ah ugu shaqeyn doono Xarunta Madaxtooyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadaba guud ahaan marka aad eegto sida ay u dhacday munaasabadii maanta waxaa ay kuu muujineysaa biseylka siyaasadeed ee Soomaalida, iyadoo dowladdaha caalamku ku amaanayaan madaxda Soomaaliyeed sida wanaagsan ee dimuquraadiyada ku dhisan tahay oo ay xilalka ugu kala wareegayaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin8\/\" rel=\"attachment wp-att-34250\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34250\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin8.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin8.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin8-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin7\/\" rel=\"attachment wp-att-34251\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34251\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin7.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin7.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin7-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin6\/\" rel=\"attachment wp-att-34252\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34252\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin6.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin6.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin6-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin6-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin5\/\" rel=\"attachment wp-att-34253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin5.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin5.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin5-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin5-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin4\/\" rel=\"attachment wp-att-34254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin4.jpg 960w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin4-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin3\/\" rel=\"attachment wp-att-34255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin3.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin3.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin2\/\" rel=\"attachment wp-att-34256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin2.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/daawo-sawiro-dheeraad-ah-oo-la-xiriira-xilwareejinta-mweynihii-hore-iyo-mweynaha-cusub-farmaajo\/sawiro-xilwarejin1\/\" rel=\"attachment wp-att-34257\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin1.jpg 1180w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin1-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin1-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/sawiro-xilwarejin1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabada oo aheyd mid siweyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo si rasmi ah uu xilka u wareejiyay madaxweynihii hore\u00a0 Xassan Sheekh Max\u2019uud. Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Baarlamaanka, labada aqal, Wasiirada Xukuumadda xilka sii heysa, Xildhibaanada labada gole, iyo marti [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34260,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34249"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34259,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34249\/revisions\/34259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}