{"id":34236,"date":"2017-02-16T20:40:44","date_gmt":"2017-02-16T17:40:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34236"},"modified":"2017-02-16T20:42:26","modified_gmt":"2017-02-16T17:42:26","slug":"dadka-ka-dhoofaya-garoonka-aadan-cabdulle-airport-oo-lacago-dheeraad-ah-lagu-soo-rogey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dadka-ka-dhoofaya-garoonka-aadan-cabdulle-airport-oo-lacago-dheeraad-ah-lagu-soo-rogey\/","title":{"rendered":"Dadka Ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle AIRPORT oo lacago DHeeraad ah lagu soo rogey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen howlwadeenada garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maareeyaha garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa warbaaahinta u sheegay arintan, waxaana uu intaa ku darray in lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale \u00a0Cabdi Ashkir Jaamac maareeyaha garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay sababta arrintan loo sameeyay in ay tahay sidii lacago loogu uruurin lahaa dadka ay Abaaraha saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde una socdaalaya gobalada dalka laga qaadayo lacag dhan 5 Dollar, halka dadka kale ee u safraya meel dalka ka baxsan laga qaadayo 10 Dollar, waxaana arrintan ay socon doontaa mudo 3 bilood ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, abaaraha ka jira dalka ayaa waxa ay yihiin kuwo aad u daran, waxaana dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ay wadaan dadaalo dadkan loogu gurmanayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen howlwadeenada garoonka diyaaradaha. Maareeyaha garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa warbaaahinta u sheegay arintan, waxaana uu intaa ku darray in lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34236"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34237,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34236\/revisions\/34237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}