{"id":34230,"date":"2017-02-16T20:09:42","date_gmt":"2017-02-16T17:09:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34230"},"modified":"2017-02-16T20:20:55","modified_gmt":"2017-02-16T17:20:55","slug":"ascaarta-cuntada-oo-kor-u-kacdey-abaarta-bariga-africa-ka-jirta-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ascaarta-cuntada-oo-kor-u-kacdey-abaarta-bariga-africa-ka-jirta-awgeed\/","title":{"rendered":"Ascaarta Cuntada oo kor u kacdey Abaarta Bariga Africa ka jirta awgeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Abaarta ka jirta dalalka dhanka bari ee qaaradaan Afrika ayaa ascaarta cuntada sare u qaaday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Quutul daruuriga sida masagada iyo galleyda ayaa sare qiimahoodu u kacay sida hayada cunnada ee FAO ay sheegtay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalalka abaartu saamaysay ee mandaqada ayaa ah Soomaaliya, Kenya, Itoobiya, Koofurta Suudaan, Tanzania iyo Uganda. Qoysaska ayaa iminka culeys dhanka cunnada ah uu soo food saaray.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 15 malyan oo qof ayaa abaari faro kulul ku heysaa dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya oo qura.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u00a0\u201cSare u kaca qiimaha raashinka ee aadka ah ayaa dhib ku haya qoysas badan,\u201d sidaa waxaa yiri Mario Zappacosta, oo ka tirsan FAO.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, ergeyga Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ku baaqay in wax laga qabto abaarta Soomaaliya si loo baajiyo macaluul.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Durba nafaqo darro ayaa dad ugu le&#8217;deen qeybo ka tirsan Soomaaliya. Hataan ayuu Nicholas Kay ka digay in hadii aan tillaabo dagdag ah la qaadin kumanaan qof macaluuli dili doonto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanadihii 2010-2012 ayaa Soomaaliya abaar ba&#8217;an oo tan la mid ah ay soo martay kuna dishay boqolaal kun oo qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Abaarta hada jirta ayaa soo bilaabatay sanadkii 2015 bishiisii Agoosto.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/becco-43\/\" rel=\"attachment wp-att-34223\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34223\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/tabaarak-38\/\" rel=\"attachment wp-att-34224\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/hormuud-logo-25\/\" rel=\"attachment wp-att-34226\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34226\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/abaarta-ka-jirta-soomaaliya-oo-uu-ku-baaqey-in-wax-laga-qbto-ergeyga-ingiriiska-u-qaabilsan-soomaaliya\/salaam-bank-47\/\" rel=\"attachment wp-att-34225\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34225\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-4.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abaarta ka jirta dalalka dhanka bari ee qaaradaan Afrika ayaa ascaarta cuntada sare u qaaday. Quutul daruuriga sida masagada iyo galleyda ayaa sare qiimahoodu u kacay sida hayada cunnada ee FAO ay sheegtay. Dalalka abaartu saamaysay ee mandaqada ayaa ah Soomaaliya, Kenya, Itoobiya, Koofurta Suudaan, Tanzania iyo Uganda. Qoysaska ayaa iminka culeys dhanka cunnada ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34232,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34231,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34230\/revisions\/34231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}