{"id":34218,"date":"2017-02-16T00:49:09","date_gmt":"2017-02-15T21:49:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34218"},"modified":"2017-02-16T00:58:16","modified_gmt":"2017-02-15T21:58:16","slug":"dagaal-beryahan-ka-socdey-gobolka-mudug-oo-warar-dheeraad-ahi-kasoo-baxayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dagaal-beryahan-ka-socdey-gobolka-mudug-oo-warar-dheeraad-ahi-kasoo-baxayaan\/","title":{"rendered":"Dagaal beryahan ka socdey Gobolka Mudug oo warar dheeraad ahi kasoo baxayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Ceel Cabdi oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo dagaalkan uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya, kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.<span id=\"more-64503\"><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay jidka u galeen ciidamada huwanta oo ku sii jeeday degmada Xarardheere oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sarkaal ka tirsan maamulka Galmudug ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu hal askari kaga dhintay, halka saddex kalena ka dhaawacmeen, haatana xaalada deegaanka ay degan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada huwanta ayaa qorsheynaya inay la wareegaan degmada Xarardheere oo ah meel istiraatiiji ah oo leh xeeb.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-Shabaab ayaa la sheegay inay wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ay kaga hor-tagayaan duulaanka ku soo wajahan, waxaana barakac ka socda deegaano ka tirsan degmada Xarardheere.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ciidamada huwanta ayaa maalin ka hor la wareegay deegaanka Camaara iyo deegaanka Bacaad-weyn, waxaana ay tan iyo shalay wadeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay ugu ruuqaansanayaan degmada Xarardheere.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Ceel Cabdi oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo dagaalkan uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya, kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34218"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34219,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34218\/revisions\/34219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}