{"id":34199,"date":"2017-02-14T22:28:44","date_gmt":"2017-02-14T19:28:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34199"},"modified":"2017-02-14T22:33:06","modified_gmt":"2017-02-14T19:33:06","slug":"geel-iyo-lacag-oo-gobolka-wbari-somalida-kenya-u-soo-hibeeyeen-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/geel-iyo-lacag-oo-gobolka-wbari-somalida-kenya-u-soo-hibeeyeen-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"Geel iyo Lacag oo Gobolka W\/bari Somalida Kenya u soo hibeeyeen M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p>Reer waqooyi-bari Kenya gaar ahaan odayaal kasoo jeeda degmada Mandheera ayaa geel iyo lacag u hibeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Geelaa ayaa shalay odayaasha Mandheera ay ku wareejiyeen maamulka degmada Balad Xaawo. Waxay sheegeen in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo uu yahay madaxweyne shacabku taageersan yahay isla markaana leh aqoon iyo xilkasnimo uu ku samata bixiyo dadka iyo dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Odayaashaa Soomaaliyeed ee reer waqooyi bari Kenya ayaa muujiyay dareen Soomaalinimo ayagoo sheegay in ay dareensan yihiin in samatabixinta Soomaalida iyo Soomaaliya ay u taalo Soomaali oo idil meel kastaba ha joogtee.<\/p>\n<p>Dhan kale, sida Soomaaliya dadka jooga ay ugu dabbaal dageen doorashada dhawaan la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo ayaa Kenyana loogu dabbaal dagay.<\/p>\n<p>Meelaha laga soo dhaweeyay doorashadii dhawaan la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo oo loogu dabbaal dagay ayaa waxaa kujira isla Mandheera Kenya iyo weliba degmada Gaarisa.<\/p>\n<p>Degmada Gaarisa oo qura ayaa waxaa la sheegay inay isku soo baxeen dad tiradooda lagu qiyaasay nus milyan qof kuwaasoo u dabbaal dagaayay doorashada dhawaan la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Reer waqooyi-bari Kenya gaar ahaan odayaal kasoo jeeda degmada Mandheera ayaa geel iyo lacag u hibeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo. Geelaa ayaa shalay odayaasha Mandheera ay ku wareejiyeen maamulka degmada Balad Xaawo. Waxay sheegeen in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo uu yahay madaxweyne shacabku taageersan yahay isla markaana leh aqoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34200,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34199\/revisions\/34200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}