{"id":34187,"date":"2017-02-14T20:26:12","date_gmt":"2017-02-14T17:26:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34187"},"modified":"2017-02-14T20:28:19","modified_gmt":"2017-02-14T17:28:19","slug":"gaarigii-lagu-qarxiyey-weerarkii-kulbiyoow-oo-la-sheegey-in-uu-wadey-nin-kenyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/gaarigii-lagu-qarxiyey-weerarkii-kulbiyoow-oo-la-sheegey-in-uu-wadey-nin-kenyaan-ah\/","title":{"rendered":"Gaarigii lagu Qarxiyey weerarkii Kulbiyoow oo la sheegey in uu wadey Nin Kenyaan ah."},"content":{"rendered":"<p>Nin Kenyan ah ayaa la sheegay inuu waday gaarigii lagu qarxiyay xerada KDF ee Kulbiyow ka hor intii al-Shabaab aysan xeradaa weerarin dhawaan.<\/p>\n<p>Gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxshay ayuu soo waday dabadeedna xeradaa uu soo dhex galiyay ka hor gaarigu inta uusan qarxin xarakada al-Shabaabna aysan rasaasta bilaabin.<\/p>\n<p>Baaritaano ciidamada KDF ay sameeyeen ayaa lagu sheegay in ninkaa lagu magacaabi jiray Anwar Yogan Mwok. Waxay sheegeen inuu 27kii bishii hore ku dhintay gaarigaa kadib markii gaariga dhexdiisa uu isku miidaamiyay halkaana gaarigii uu ku qarxay.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale baaritaan uu muujiyay in niman kale oo Kenyan ah iyo asagu ay ku biireen al-Shabaab.<\/p>\n<p>Booliska Kenya ayaa raggaa googoobayay isla markaana dul dhigay madaxooda Ksh2 milyan.<\/p>\n<p>Ciidamada KDF iyo al-Shabaab ayaa dagaalamayay laga soo bilaabo sanadkii 2011 markii ciidamada Kenya ee KDF loo diray gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin Kenyan ah ayaa la sheegay inuu waday gaarigii lagu qarxiyay xerada KDF ee Kulbiyow ka hor intii al-Shabaab aysan xeradaa weerarin dhawaan. Gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxshay ayuu soo waday dabadeedna xeradaa uu soo dhex galiyay ka hor gaarigu inta uusan qarxin xarakada al-Shabaabna aysan rasaasta bilaabin. Baaritaano ciidamada KDF [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34187","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34187"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34188,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34187\/revisions\/34188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}