{"id":34167,"date":"2017-02-13T18:57:23","date_gmt":"2017-02-13T15:57:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34167"},"modified":"2017-02-13T18:59:33","modified_gmt":"2017-02-13T15:59:33","slug":"ganacsatada-soomaaliyeed-oo-mweyne-farmaajo-ugu-baaqey-in-ay-dadka-u-naxariistaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ganacsatada-soomaaliyeed-oo-mweyne-farmaajo-ugu-baaqey-in-ay-dadka-u-naxariistaan\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Soomaaliyeed oo M\/weyne Farmaajo ugu baaqey in ay Dadka u naxariistaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay ganacsato mas\u2019uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi \u201cFarmaajo\u201d waxaa uu ganacsatada uu hoggaaminayo guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Gabeyre kala hadlay laba qodob oo aad u muhiimsan\u201d ayuu yiri agaasimaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Cabdi Abshir Dhoorre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha rugta ganacsiga oo ahdalkiisa sii wata ayaa yiri \u201cSoomaaliya waxaa ka jira Abaaro sameeyey dadka iyo duunyada, sidaa daraaddeed iney Ummadda Soomaaliyeed kuwooda wax haysta oo ay ganacsatada hoggaamineyso iyo qurba joogta u gargaaraan dadka Soomaaliyeed oo ay Abaaruhu waxyeeleeyeen tan iyo inta ay dowladda ka cago dhiganeyso, guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Gabeyre isagana waa uu aqbalay\u201d.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cQodobka labaad ee uu madaxweynaha kala hadlay mas\u2019uuliyiinta rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa ah in ay dowladda ka gaacansiin doonto ganacsatada dhammeystirka shuruucda qabyada ka ah ganacsatada taasoo laga talo gelin doono ganacsatada Soomaaliyeed iyo maalgashiga dalkooda\u201d ayuu yiri agaasimaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, madaxweynaha ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay aad ugu naxariistaan shacabka Soomaaliyeed ee haatan dhibaatada badan la soo daristay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay ganacsato mas\u2019uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha. \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi \u201cFarmaajo\u201d waxaa uu ganacsatada uu hoggaaminayo guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Gabeyre kala hadlay laba qodob oo aad u muhiimsan\u201d ayuu yiri agaasimaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Cabdi Abshir Dhoorre. Agaasimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34168,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34167\/revisions\/34168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}