{"id":34161,"date":"2017-02-13T18:09:47","date_gmt":"2017-02-13T15:09:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34161"},"modified":"2017-02-13T18:15:28","modified_gmt":"2017-02-13T15:15:28","slug":"isbitaal-digfeer-oo-xaley-uu-ku-geeryoodey-xildhibaan-ka-tirsanaa-barlamaanka-f-s","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/isbitaal-digfeer-oo-xaley-uu-ku-geeryoodey-xildhibaan-ka-tirsanaa-barlamaanka-f-s\/","title":{"rendered":"Isbitaal Digfeer oo xaley uu ku geeryoodey Xildhibaan ka tirsanaa Barlamaanka F.S."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa habeennimadii xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo lagu magacaabi jiray Saciid Xassan Geedi.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa qeyb-galin doorashadii madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo la xanuunsanayay cudurka dhiig-karka, sida ay sheegeen qaar ka mid ah eheladiisa oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Saciid Xasan Geeddi ayaa ku soo biiray Baarlamaanka Soomaaliya xilligii 2012, sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa Xildhibaanadii dhowaan dib loo doortay ee doorashadooda ka dhacday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa uu horay uga mid ahaa Saraakiishii ciidamada xoogga dalka, xilligii dowladdii kacaanka waxaa uu darajada ciidanimo ka gaaray Jeneraal.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, waa xildhibaankii labaad oo la soo doorta oo geeriyooda, waxaa ugu horeeyay Xildhibaan lagu doortay garowe oo maalmo kaddib xanuun u dhintay, hase ahaatee kursigii uu ka dhintay xildhibaankaas ayaa dib loo doortay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa habeennimadii xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo lagu magacaabi jiray Saciid Xassan Geedi. Xildhibaanka ayaa qeyb-galin doorashadii madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo la xanuunsanayay cudurka dhiig-karka, sida ay sheegeen qaar ka mid ah eheladiisa oo warbaahinta la hadlay. Saciid Xasan Geeddi ayaa ku soo biiray Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34162,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34161\/revisions\/34162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}