{"id":34146,"date":"2017-02-12T21:26:20","date_gmt":"2017-02-12T18:26:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34146"},"modified":"2017-02-12T21:28:12","modified_gmt":"2017-02-12T18:28:12","slug":"wargeyska-daily-nation-oo-daabacey-faallo-ciwan-looga-dhigey-waa-micno-darro-in-ciidamada-kenya-sii-joogaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/wargeyska-daily-nation-oo-daabacey-faallo-ciwan-looga-dhigey-waa-micno-darro-in-ciidamada-kenya-sii-joogaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wargeyska Daily Nation oo daabacey &#8220;Faallo&#8221; ciwan looga dhigey waa micno darro in ciidamada Kenya sii joogaan Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Waa macno darro in ciidamada Kenya ay sii joogaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kaasi waa cinwaanka faalo maanta lagu qoray wargeyska the Daily Nation gaar ahaan boggiisa wararka ee internetka.<\/p>\n<p>Faalada ayaa lagu xusay in weeraradii ciidamada Kenya ay xarakada al-Shabaab dhawaan ku qaaday ay caddeyn u yihiin in dagaalka ciidamada Kenya aysan ku guuleysan guud ahaan.<\/p>\n<p>&#8216;Weerarkii lagu soo qaaday ciidanka Kenya ee gudaha Soomaaliya dhawaan ka dhacay waa daliishii ugu dambeysay ee muujinaysa in baahida loo qabo in dalka laga badbaadsho argagixisada dhibaatada ka imaanaysa ay guul ka dheer tahay&#8217;. Waa sida hadalka loo dhigaye sidaa ayaa lagu xusay faaladaa.<\/p>\n<p>Dabcan waa weerarkii Kulbiyow in kastoo faalada aanan lagu caddeyn kan weerarkaasi yahay.<\/p>\n<p>Faalada ayaa lagu xusay in laga soo bilaabo weerarkii Gaarisa, dawlada Kenya ay bilowday inay waxaan dhicin kasoo qaado dhacdooyin weeraro ah oo halis ah, sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Halka ay warbaahintu diirada ka saareyso inay dareen siiso musiibada, dawladu waxay ku dhawaaqday 3 maalmood oo baroor diiq qaran ah ayadoo qoysaskii askartu ka baxdayna kaligood ay baroor diiqayeen.<\/p>\n<p>Waxaa faalada lagu xusay in waqti dheer ka dib uu macno beelay sii joogitaanka ciidamada Kenya gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa faaladu xustay in arintaasi aysan badbaadin qaran ahayn sidii markii hore loo dhigay ee ahayd hawlgalka <em>&#8216;Linda Nchi&#8217;<\/em>, ee ciidanka Kenya lagu geeyay Soomaaliya. <em>&#8216;Linda Nchi&#8217;<\/em> ayaa la macno ah &#8216;ilaali wadanka&#8217;.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn ayaa faaladu xustay in sii joogitaanka ciidanka Kenya gudaha Soomaaliya ay noqotay hawl joogto ah oo halis ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa macno darro in ciidamada Kenya ay sii joogaan Soomaaliya. Kaasi waa cinwaanka faalo maanta lagu qoray wargeyska the Daily Nation gaar ahaan boggiisa wararka ee internetka. Faalada ayaa lagu xusay in weeraradii ciidamada Kenya ay xarakada al-Shabaab dhawaan ku qaaday ay caddeyn u yihiin in dagaalka ciidamada Kenya aysan ku guuleysan guud ahaan. &#8216;Weerarkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34146"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34149,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34146\/revisions\/34149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34148"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}