{"id":34143,"date":"2017-02-12T20:33:48","date_gmt":"2017-02-12T17:33:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34143"},"modified":"2017-02-12T21:07:43","modified_gmt":"2017-02-12T18:07:43","slug":"dagaal-khasaare-geystey-oo-ka-dhacey-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dagaal-khasaare-geystey-oo-ka-dhacey-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Dagaal khasaare geystey oo ka dhacey Gobolka SH\/hoose."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hooses ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaano u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalkan oo bilowday xalay saqdii dhexe bilowday ayaa illaa saaka subaxdii ka socda deegaanada Tixsiile iyo War-maxan oo ay saldhig ku lahaayeen ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanadaas, waxaana jira ciidamo ka tirsan milateriga oo gurmad ahaan u aaday deegaanadaas jidka loo galay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in dagaalka uu wali ka socdo deegaankaas, isla markaana ay dib ka faah faahin doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka qaar ayaa sheegaya inay jiraan askar ka tirsan ciidanka Militari oo lagu dilay dagaalka, balse si dhab ah looma oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaaladan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Al-Shabaab ayaa muddooyinkii u dambeeyay kordhiyay weerarada ay ku qaadayeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hooses ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaano u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn. Dagaalkan oo bilowday xalay saqdii dhexe bilowday ayaa illaa saaka subaxdii ka socda deegaanada Tixsiile iyo War-maxan oo ay saldhig ku lahaayeen ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34144,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34143\/revisions\/34144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}