{"id":34134,"date":"2017-02-11T23:43:07","date_gmt":"2017-02-11T20:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34134"},"modified":"2017-02-11T23:47:33","modified_gmt":"2017-02-11T20:47:33","slug":"mweyne-donald-trump-oo-ku-hanjebey-in-uu-amarro-cusub-soo-rogi-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mweyne-donald-trump-oo-ku-hanjebey-in-uu-amarro-cusub-soo-rogi-doono\/","title":{"rendered":"M\/weyne Donald Trump oo ku hanjebey in uu Amarro cusub soo rogi doono."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Khamiistii dhaweed ayeey maxkamada federaalka darajada 9aad ee racfaanka Mareykanka diiday amarkii uu madaxweynaha Mareykanka Trump uu uga joojiyey qaxootiga iyo muwaadiniinta ka soo jeeda 7 wadan in ay soo galaan Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddi ka koobnaa sadex garsoore oo ka tirsan Maxkamada Racfaanka ee San Francisco ayaa si wada jir ah u diiday racfaan ay Waaxda Caddaalada Mareykanka ka qaadatay todobaadki hore go,aanki garsooraha maxkamada Seattle James Robart uu ku hakiyey g,aankii madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Trump ayaa ku soo qoray bartiisa twitter-ka hadal uu kaga jawaabay go,aanka maxkamadda, Waxaan isku arki doonnaa maxkamada, amniga wadankeena wuxuu ku jiraa khatar,&#8221;Waxuuna sii raacshay waan guulaysan donaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Trump ayaa muujiyay inuu dib ula noqonayo racfaanka uu ka qaadan lahaa go&#8217;aan maxkamad ay ku hor istaagtay xayiraadda socdaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Trump ayaa saxaafadda u sheegay inuu taasi bedelkeeda soo saari doono amarro dheeraad ah oo dhanka socdaalka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in uu &#8220;fursado badan haysto&#8221;, uuna amarka kale soo saari doono isbuuca soo socda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Donald Trump wuxuu horey u sheegay &#8220;in uusan shaki kujirin&#8221; in maamulkiisa uu ku guuleysan doono dagaalka ka dhanka sharciga xayiraada ee uu ku soo rogay 7 dal oo muslimiin ah ,<\/p>\n<p align=\"justify\">hadaba Maalinta isniinta ah ayaa la sugayaa amarada uu ku hanjabay Donald Trump inuu soo saaro, iyadoo sharcigaan dalkaan uu kala sareeyo ,iyadoo madaxwaynaha uu awood u lee yahay in uu wareegtooyin soo saaro.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiistii dhaweed ayeey maxkamada federaalka darajada 9aad ee racfaanka Mareykanka diiday amarkii uu madaxweynaha Mareykanka Trump uu uga joojiyey qaxootiga iyo muwaadiniinta ka soo jeeda 7 wadan in ay soo galaan Mareykanka. Guddi ka koobnaa sadex garsoore oo ka tirsan Maxkamada Racfaanka ee San Francisco ayaa si wada jir ah u diiday racfaan ay Waaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34135,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34134\/revisions\/34135"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}