{"id":34131,"date":"2017-02-11T23:07:44","date_gmt":"2017-02-11T20:07:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34131"},"modified":"2017-02-11T23:28:22","modified_gmt":"2017-02-11T20:28:22","slug":"gobolada-dalka-soomaaliya-oo-laga-dareemayo-hoos-u-dhac-ku-yimid-sarifka-lacagta-dollarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/gobolada-dalka-soomaaliya-oo-laga-dareemayo-hoos-u-dhac-ku-yimid-sarifka-lacagta-dollarka\/","title":{"rendered":"Gobolada dalka Soomaaliya oo laga dareemayo Hoos u dhac ku yimid Sarifka Lacagta Dollarka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Hoos u dhaweyn aad u weyn ayaa laga dareemayaa qiimaha lacagaha Shilin Soomaaliga ah ee lagu sarifo lacagaha doollar Mareeykanka, ayadoo saaka suuqyada Kismaayo ay ku waabariisteen qiimo aad u hooseeya oo lagu kala sarifanayo doollar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">$1 (hal Doollar) ayaa lagu sarifi jiray Shilin Soomaali dhan 23,000 (Sedex iyo labaatan Kun), balse maanta suuqyada Kismaayo waxaa lagu sarifayaa lacag dhan Sh. Som. 16,000 (Lix iyo toban kun), wuxuuna mar qura hoos u dhacay lacag dhan Sh. Som. 7,000 (Todobo Kun).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaar kamid ah sarifleyaasha magaalada Kismaayo oo ay shabakadda WARSOM wax ka weeydiisay waxa sababay hoos u dhaca ku yimid Sarifka lacagaha Doollarka ayay sheegeen in arrintan ay sabab u tahay suuqa magaalada Muqdisho oo ay isku xiranyihiin ganacsatada Kismaayo in dooolarkii hoos u dhacay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Magaalada Muqdisho waad la socotaan hoos u dhaca ku yimid Doollarka Suuqyada Muqdisho, lacago Doollar oo tiro badan ayaa galay suuqyada, taa ayaana keentay in uu saameyn ku yeesho suuqyada Kismaayo,&#8221; sidaa waxaa yiri Ibraahim Cabdi oo kamid ah sarifleyaasha Kismaayo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Inkastoo uu hoos u dhacay sarifka Doollarka, waxaa weli halkeedii ah maciishadda, taa oo saameyn ku reebtay shacabka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hoos u dhaca ku yimid sarifka lacagaha Doollarka oo ah tan ugu badan ee ay wax ku kala iibsadaan bulshada Soomaaliyeed, maadaama ay gabaabsi noqotay lacag Soomaaligiii ayaa kusoo beegmeeysa xilli ay abaaro ka jiraan gobollada dalka Soomaaliya, kuwaa oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada.<\/span><\/p>\n<p>warom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoos u dhaweyn aad u weyn ayaa laga dareemayaa qiimaha lacagaha Shilin Soomaaliga ah ee lagu sarifo lacagaha doollar Mareeykanka, ayadoo saaka suuqyada Kismaayo ay ku waabariisteen qiimo aad u hooseeya oo lagu kala sarifanayo doollar. $1 (hal Doollar) ayaa lagu sarifi jiray Shilin Soomaali dhan 23,000 (Sedex iyo labaatan Kun), balse maanta suuqyada Kismaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34133,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34132,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34131\/revisions\/34132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}