{"id":34121,"date":"2017-02-11T21:18:10","date_gmt":"2017-02-11T18:18:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34121"},"modified":"2017-02-11T21:20:30","modified_gmt":"2017-02-11T18:20:30","slug":"gabangabada-doorashada-soomaaliya-oo-golaha-ammaanka-qm-soo-dhaweeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/gabangabada-doorashada-soomaaliya-oo-golaha-ammaanka-qm-soo-dhaweeyeen\/","title":{"rendered":"Gaban gabada Doorashada Soomaaliya oo Golaha Ammaanka Q\/M soo dhaweeyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Golaha Ammaanka ee QM ayaa soo dhaweeyay sida habsamida leh ee Arbacadii lasoo dhaafay loo soo afmeeray doorashadii madaxweynaha ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arbacadii ayaa caasimada Muqdisho waxaa xubnaha cusub ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ay ku doorteen madaxweynaha cusub, Maxamed C\/Laahi Farmaajo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii shalay bayaan ay soo saareen ku taageeray madaxweynaha dalka Soomaaliya ee cusub.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay sidoo kale boogaadiyeen horumarka dhanka siyaasada ah ee Soomaaliya ee soo socday laga soo bilaabo sanadkii 2012. Waxay ugu baaqeen soo magacaabida wasiirada si waqti cayiman leh isla markaana hufan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayay ugu baaqeen madaxweynaha cusub inuu abaarta wax ka qabto asagoo ay sheegeen inay la gudboon tahay inuu qaado tillaabooyin wax ku ool ah oo abaarta wax looga qabanaayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">QM ayaa sheegtay dhawaan in in ka badan 40% dadka Soomaaliya ay u baahan yihiin cawimaad raashin ah maadaama aysan heysan raashin ku filan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Caqabad kale oo Soomaaliya heysata ayaa ah in dalka Soomaaliya uu ka mid yahay 7 dal oo Muslimiin ah oo lagu soo rogay dadyowgooda xayiraad dhanka socdaaladooda Mareykanka ah.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee QM ayaa soo dhaweeyay sida habsamida leh ee Arbacadii lasoo dhaafay loo soo afmeeray doorashadii madaxweynaha ee Soomaaliya. Arbacadii ayaa caasimada Muqdisho waxaa xubnaha cusub ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ay ku doorteen madaxweynaha cusub, Maxamed C\/Laahi Farmaajo. 15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii shalay bayaan ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34121"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34124,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34121\/revisions\/34124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}