{"id":3411,"date":"2011-10-05T15:58:09","date_gmt":"2011-10-05T15:58:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3411"},"modified":"2011-10-05T15:58:09","modified_gmt":"2011-10-05T15:58:09","slug":"xarunta-nabad-sugida-qaranka-oo-soo-bandhigtay-dhalinyaro-kasoo-baxsatay-xarakada-al-shabaab-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/xarunta-nabad-sugida-qaranka-oo-soo-bandhigtay-dhalinyaro-kasoo-baxsatay-xarakada-al-shabaab-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Xarunta Nabad Sugida Qaranka Oo Soo Bandhigtay Dhalinyaro Kasoo Baxsatay Xarakada Al-shabaab (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<h4><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3413\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/21-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/21-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/21.jpg 515w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/strong><\/h4>\n<h4><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/h4>\n<p>Dowlada Kumeel Gaarka Soomaliya ayaa soo bandhigay dhalinyaro kasoo goosatayXarakada Al-shabaab Ee Dowlada KMG ah iyo ciidamada AMISOM dagaalka kula jirta Gudaha magaalada Muqdisho.<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3414\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/3-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"369\" height=\"257\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hay\u2019adda nabad sugidda ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo bandhigay 4 wiil oo la sheegay inay kamid ahaayeen Ciidamada xarakada Al-shabaab kuwaas oo dowlada isku soo dhiibey iminkana ay hayaan Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhalin Yardaan \u00a0oo lagu kala magacaabo <strong>Najii<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/4..jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3415\" title=\"4.\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/4.-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"323\" height=\"219\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>b Cabdi<\/strong> , <strong>Maxamed Cabdi<\/strong> <strong>Axmed Cabdi<\/strong>, iyo <strong>Jamaal xasan<\/strong> da\u2019dooduna ay u dhexeyso 19-21 sano jir ayaa sheegay inay in badan ay u shaqeynayeen Xarakada Al-shabaab haddana ay go\u2019aan sadeen inay gebi ahaanba joojiyaan xiriirkii ay Al-shabaab la lahaayeen iminkana ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan Dowlada TFG-da Soomaaliya.<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3416\" title=\"5\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/5-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"323\" height=\"222\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maalmo kahorb ayay aheed markii sidan oo kale laamaha ammaanka ee DKG \u00a0ay isugu soo dhiibeen 2-Dhalinyaro ahoo la sheegay inay Xarakada Al-shabaabka kasoo goosteen kuwaas oo ay dowlada abaal marino gudoonsiisey iminkana ay ka howlgalaan Laamaha amaanka ee Dowlada TFG-da Soomaaliya.<\/p>\n<h4><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Dowlada Kumeel Gaarka Soomaliya ayaa soo bandhigay dhalinyaro kasoo goosatayXarakada Al-shabaab Ee Dowlada KMG ah iyo ciidamada AMISOM dagaalka kula jirta Gudaha magaalada Muqdisho. Hay\u2019adda nabad sugidda ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo bandhigay 4 wiil oo la sheegay inay kamid ahaayeen Ciidamada xarakada Al-shabaab kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3411","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3411"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3419,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3411\/revisions\/3419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}