{"id":34105,"date":"2017-02-10T23:42:49","date_gmt":"2017-02-10T20:42:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34105"},"modified":"2017-02-10T23:44:17","modified_gmt":"2017-02-10T20:44:17","slug":"booliska-degmada-berbera-oo-labo-wariye-xabsiga-dhigeywaa-maxey-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/booliska-degmada-berbera-oo-labo-wariye-xabsiga-dhigeywaa-maxey-sababtu\/","title":{"rendered":"Booliska Degmada Berbera oo Labo Wariye Xabsiga dhigey\/waa maxey sababtu?."},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska degmadda Berbera ayaa laba wariye ku xidhay magaaladdaasi, isla markaana xabsiga u dhaadhiciyey.<\/p>\n<p>Labadan wariye oo kala ah Mubarag Cismaan Nirig oo ka hawlgalla Telefishanka Star iyo Axmed Siciid Maxmed oo isna uga soo waramay waaberi\u00a0 Tv oo marka la xidhay ku gudda jiray hawlo shaqo ayaaa ciidanka amnigu xabsiga u taxaabeen.<\/p>\n<p>Labadan wariye ayaa ka duubayey dad ka cabanayey in dhulkooddii laga qaaday, waxaana isla dhulkaasi ay dadkaasi ku doodayeen joogay masuul ka tirsan madaxtooyadda, taasina waxay keentay in ciidankii goobta joogay qabtaan labada wariye, haseyeeshee gaadhigii ay wateen ayey la baxsadeen, waxaana ciidanku ku doodeen in markii ay cararayeen ay gaadhigoodu ku dhacay masuul dawladda ka tirsan, taas oo waxyeelo soo gaadhay, sababtaasi loo xidhay labadda wariye.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ururka Saxaafada ee Solja Maxamuud Cabdi Xuuto oo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi \u201clabadda wariye ee la xidhay inta la ogyahay waxa lagu xidhay iyagoo ku gudda jira shaqadoodii, waxaanay duubayeen dad ka cabanayey in dhulkooddii laga qaaday, waxaana meesha joogay ciidamo badan iyo masuul dawladda ka tirsan, markii ciidankii is yidhi qabtana gaadhigii ayey la baxsadeen oo ay islahaayeen yaanay camaradaha iyo cajadaha la idinka jajabin, taasina waxay keentay baa la yidhi shil inuu meeshii ka dhaco \u00a0wax buu ku noqday masuulkaaasi, laakiin anigu waxaanu aragnay in shaqaddii ay gudanayeen uu shilkaasi u dhacay.\u201d<\/p>\n<p>Gudoomiye Xuuto waxa uu sheegay in u qabanayaan looyaro u dooddo, isla markaana hawlahaasi ku gudda jirnaa sidii labada wariye xoriyadoodii dib u heli lahaayeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska degmadda Berbera ayaa laba wariye ku xidhay magaaladdaasi, isla markaana xabsiga u dhaadhiciyey. Labadan wariye oo kala ah Mubarag Cismaan Nirig oo ka hawlgalla Telefishanka Star iyo Axmed Siciid Maxmed oo isna uga soo waramay waaberi\u00a0 Tv oo marka la xidhay ku gudda jiray hawlo shaqo ayaaa ciidanka amnigu xabsiga u taxaabeen. Labadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34106,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34105\/revisions\/34106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}