{"id":34102,"date":"2017-02-10T23:34:45","date_gmt":"2017-02-10T20:34:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34102"},"modified":"2017-02-10T23:36:02","modified_gmt":"2017-02-10T20:36:02","slug":"qiimaha-sarifka-lacagta-dollarka-oo-hoos-u-dhac-ku-yimid-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/qiimaha-sarifka-lacagta-dollarka-oo-hoos-u-dhac-ku-yimid-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qiimaha Sarifka Lacagta Dollarka oo Hoos u dhac ku yimid Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Sicirka lagu sarrifo doolarka Mareykanka ayaa hoos u dhacay gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho tan iyo markii la doortay madaxweynaha cusub ee 4ta sano ee soo socota hoggaamin doona dawlada Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Sarrifleyaasha Muqdisho ayaa tilmaamay in sababta hoos u dhaca ay tahay ayadoo durba doolar badan caasimada uu soo galay.<\/p>\n<p>Lacagta adag ee doolarka ah ee suuqa kusoo korodhay sida sarrifleyaashu sheegeen ayaan la caddeyn karin halka ay ka timid iyo qorshaheeda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee,\u00a0waxaa jira ballan qaad Farmaajo sameeyay intii ololaha doorashada uu kusoo jiray. Ballan qaadka ayaa ahaa\u00a0inuu xoogga saari doono bixinta mushaaraatka iyo gunnooyinka askarta iyo shaqaalaha dawlada.<\/p>\n<p>Haatan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in doolarku hoos u dhacay kun shilin Soomaali ah qiyaastii intii lagu sarrifan jiray.<\/p>\n<p>Maanta ayaa la filayaa iyo wixii ka dambeeya in qiimaha doolarka lagu sarrifo uu hoos usii dhaco sida khubarada ka shaqeeya sarrifka lacagaha qalaadi sheegeen.<\/p>\n<p>Waxaana loo maleynayaa in sababtu tahey lacago dollar ah oo fara badan oo suuqa soo buux dhaafiyey kuwaasoo ka yimid xisaabaad ay horeugu jireen markii doorashadu dhamaateyna furmey si kastaba haku yimaadeene.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sicirka lagu sarrifo doolarka Mareykanka ayaa hoos u dhacay gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho tan iyo markii la doortay madaxweynaha cusub ee 4ta sano ee soo socota hoggaamin doona dawlada Soomaaliya Maxamed C\/Laahi Farmaajo. Sarrifleyaasha Muqdisho ayaa tilmaamay in sababta hoos u dhaca ay tahay ayadoo durba doolar badan caasimada uu soo galay. Lacagta adag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34102","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34102"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34103,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34102\/revisions\/34103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}