{"id":34099,"date":"2017-02-10T23:07:48","date_gmt":"2017-02-10T20:07:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34099"},"modified":"2017-02-10T23:21:44","modified_gmt":"2017-02-10T20:21:44","slug":"ciidanka-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-dadka-magaalada-muqdisho-ugu-baaqey-in-ay-guryahooda-ku-laabtaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/ciidanka-xogga-dalka-soomaaliyeed-oo-dadka-magaalada-muqdisho-ugu-baaqey-in-ay-guryahooda-ku-laabtaan\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xogga dalka Soomaaliyeed oo dadka magaalada Muqdisho ugu baaqey in ay Guryahooda ku laabtaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wali waxaa ka sii soconaya magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba gobollada dalka ee dalka Soomaaliya dibadbaxyo iyo dabaaldegyo ay dhigayaan shacabka Soomaaliyeed oo siweyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Max\u2019ed Aadan ayaa sheegay in si loo ilaaliyo xasiloonida iyo nabada looga baahan yahay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay joojiyaan dibadbaxyada iyo dabaaldegyada dibna ugu laabtaan guryahooda, isaga oo sheegay in fariintaa uu ka helay madaxweynaha cusub.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Fariinta aan ka helay madaxweynaha waxaa ay tahay in uu idiin mahad celinayo, waxaana uu idin farayaa in aan dib howlihiinii ugu laabataan si looga wada shaqeeyo amniga iyo xasiloonida\u2019\u2019 ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadii cisho ee la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka soconayay dibadbaxyo aan kala joogsi laheyn oo ay dhigayaan shacabka iyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed kuwaa oo siweyn u soo dhaweeyay in madaxweynaha Soomaaliya uu noqday Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo oo Arbacdii la soo dhaafay la doortay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wali waxaa ka sii soconaya magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba gobollada dalka ee dalka Soomaaliya dibadbaxyo iyo dabaaldegyo ay dhigayaan shacabka Soomaaliyeed oo siweyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Max\u2019ed Aadan ayaa sheegay in si loo ilaaliyo xasiloonida iyo nabada looga baahan yahay shacabka ku dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34100,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34099\/revisions\/34100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}