{"id":34083,"date":"2017-02-10T01:50:42","date_gmt":"2017-02-09T22:50:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34083"},"modified":"2017-02-10T02:14:22","modified_gmt":"2017-02-09T23:14:22","slug":"babeledweyne-oo-si-aad-ah-looga-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/babeledweyne-oo-si-aad-ah-looga-soo-dhaweeyey-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Beledweyne oo si aad ah looga soo dhaweeyey Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dibadbax maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dibadbaxa oo ahaa mid ay soo qabanqaabiyeen bulshada ku dhaqan qeybaha kala duwan ee xaafaddaha magaalada Beledweyne, ayaa waxaa ka qeyb-galay mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidamada, odayaasha dhaqanka ururada haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mIATWm_vRNY\" width=\"300\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeynta Cismaan oo hadal kooban u jeediyay dadkii isku soo baxay ayaa soo dhaweeyay doorashada Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaajo oo sida uu sheegay ah shaqsi la tijaabiyay wax badanna mudadii uu ra\u2019iisal wasaaraha ka ahaa dalka ka qabtay dhismaha ciidamada iyo guud ahaanba heykalka dowladnimo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, dhamaanba qeybaha kala duwanaa ee dibadbaxa ka qeybgallay ayaa ku ammaanay baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga tarjumeen rabitaanka shacabka, madaama sida ay hadalka u dhigeen baarlamaanku ka tarjumay rabitaanka shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan marka la eego deegaannada kala duwan ee Soomaaliya ayaa siweyn looga soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha Farmaajo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibadbax maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max\u2019ed Cabdullaahi Farmaaajo. Dibadbaxa oo ahaa mid ay soo qabanqaabiyeen bulshada ku dhaqan qeybaha kala duwan ee xaafaddaha magaalada Beledweyne, ayaa waxaa ka qeyb-galay mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidamada, odayaasha dhaqanka ururada haweenka iyo qeybaha kala duwan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34085,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34083"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34083\/revisions\/34086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34085"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}