{"id":34080,"date":"2017-02-09T22:20:04","date_gmt":"2017-02-09T19:20:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34080"},"modified":"2017-02-09T22:24:38","modified_gmt":"2017-02-09T19:24:38","slug":"magaalada-nairobi-deegaanka-islii-oo-si-weyn-looga-soo-dhaweeyey-mweynaha-cusub-maxaed-cllaahi-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/magaalada-nairobi-deegaanka-islii-oo-si-weyn-looga-soo-dhaweeyey-mweynaha-cusub-maxaed-cllaahi-farmaajo\/","title":{"rendered":"Magaalada Nairobi Deegaanka ISLII oo si weyn looga soo dhaweeyey M\/weynaha cusub Maxaed C\/llaahi Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Islii Nairobi ayaa xalay aad loogu dabbaal dagay guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya 4ta sano ee soo socota.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muhaajiriin badan oo gaaraya tobanaan kun ayaa ku nool xaafada Islii kuwaasoo dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ka saoo baxsaday laga soo bilaabo 1991 markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xalay waddooyinka Islii ayaa saacado badan ay ku dabbaal dagayeen ayagoo waddooyinka isugu soo baxay hal ku dhagyo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ay ku taageerayaana qaadayay.\u00a0 Qaar ayaa gawaari watay isla markaana hoonka yeerinaayay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Farmaajo ayaa intii raisul wasaaraha uu ka ahaa dawladii Sheekh Shariif kasbaday kalsoonida Soomaalida kadib markii uu muujiyay wax qabad ay la dhaceen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Doorashadii dhacday shalay intii uu ololaha ugusoo jiray ayaa ballan qaadkiisu ahaa inuu dalka iyo danta Soomaaliyeed wax tari doono.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Islii Nairobi ayaa xalay aad loogu dabbaal dagay guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya 4ta sano ee soo socota. Muhaajiriin badan oo gaaraya tobanaan kun ayaa ku nool xaafada Islii kuwaasoo dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ka saoo baxsaday laga soo bilaabo 1991 markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay. Xalay waddooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34080\/revisions\/34081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}