{"id":34073,"date":"2017-02-09T21:40:07","date_gmt":"2017-02-09T18:40:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34073"},"modified":"2017-02-09T21:44:48","modified_gmt":"2017-02-09T18:44:48","slug":"mweynaha-hirshabeelle-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-cusub-ee-d-f-s-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/mweynaha-hirshabeelle-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-cusub-ee-d-f-s-farmaajo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Hirshabeelle oo Hambalyo u direy M\/weynaha Cusub ee D.F.S Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee loo doortay in uu hogaamiyo 4-sano ee soo socota dalkeena, iyadoo uu soo dhoweeyay guulaha waaweyn ee uu dalku hiigsanayo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle\u00a0 ayaa ku tilmaamay doorashadani mid taariikhi ah, una dhacday si hufan oo Dimuqraadi ah, waxa uuna si gaar ah hambalyo ugu diray madaxweynaha cusub Mudane Farmaajo, isaga oo alle uga rajeeyey inuu xilkan culus la garab galo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan hambalyo diiran halkan uga dirayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ku guuleystay doorashadii caawa ku soo gabagabowday\u00a0 magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waana saaxiib aan aad u garanayo oo howl kar ah\u201d ayuu yiri Madaxweynaha oo sheegay inuu ku ammaanayo Farmaajo howshii uu horay uga soo qabtay dalka xilligii uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ka ahaa dawladdii KMG aheyd.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble waxa uu ku ammaanay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud\u00a0 kaalintii uu ku lahaa hirgelinta doorashooyinka iyo xasiloonida, iyo sida uu u aqbalay natiijada codeynta Baarlamaanka oo ah mid muujineysa mas\u2019uuliyad iyo tanasulka uu sameeyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxay aheyd doorasho mugleh oo muujisay biseylka ay Soomaaliya\u00a0 horey ugu talaabsatay dhanka Dimuqraadiyadda, waxayna ku dhacday jawi aad u heer sareeya oo dadka Soomaalidu u riyaaqeen, waxayna muujineysaa in ay dalka ka dhici karaan doorashooyin xor ah\u201d ayuu mar kale yiri Madaxweyne Cosoble\u00a0 oo balan qaaday in Maamulkiisa Hirshabeelle ay la yeelan doonto xiriir dhow iyo wada shaqeyn madaxweynaha cusub Soomaaliya, islamarkaana ay si buuxda u garab istaagi doonaan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee loo doortay in uu hogaamiyo 4-sano ee soo socota dalkeena, iyadoo uu soo dhoweeyay guulaha waaweyn ee uu dalku hiigsanayo. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle\u00a0 ayaa ku tilmaamay doorashadani mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34073","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34074,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34073\/revisions\/34074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}