{"id":34070,"date":"2017-02-09T21:24:48","date_gmt":"2017-02-09T18:24:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34070"},"modified":"2017-02-09T21:27:16","modified_gmt":"2017-02-09T18:27:16","slug":"dawladda-mareykanka-oo-sheegtey-in-ay-si-dhaw-ula-shaqeqeyneyso-mweynaha-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/dawladda-mareykanka-oo-sheegtey-in-ay-si-dhaw-ula-shaqeqeyneyso-mweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dawladda Mareykanka oo sheegtey in ay si dhaw ula shaqeqeyneyso M\/weynaha cusub ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ,taasi oo lagu doortay Maxamed C\/laahi Farmaajo, waxaana doorashadan si xalaal uga qaybgalay xubnaha labada aqal ee Somalia.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa dowladda Maraykanka ay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa in la soo gaba-gabeeyay ololihii dooraashada si lamid ah waxaan Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyaynaynaa in uu noqday madaxweynaha cusub ee dalka \u201c ayaa lagu yiri war- koobaan oo ka soo baxay waaxada arimaha dibadda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku amaanaynaa ciidamada Somalia iyo kuwa Midowga Afrika dadaalkii ay bixiyeen lixdii bilood ee la soo dhaafay .kuwaasi oo suurta-galiyay in doorashadu ay si xasilooni ah u dhacday \u201c ayaa ma kale lagu yiri warkan.<\/p>\n<p>War-saxafadeedkan ayaa ugu baaqay dowladda cusub in ay ka hortagto musuq-maasuq la sheegay in uu ka jiro gudaha Somaliya ,iyadoo si gaar ah loogu mahad-celiyay dhalinyaro badan oo ku jira xildhibaanada dalka ,kuwaasi oo awood u yeeshay in ay codkooda ku taageeraan madaxweynaha ay shacabku doonayaan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Maraykanka waxa ay rajaynaysaa in ay si dhow ula shaqasyo madaxweynaha cusub iyo xukuumad-da la soo dhisi doon , isla markaana ay wax ka qabtaan dib u heshiisiinta ,abaarta amniga iyo waliba hay\u2019adihii kale ee dowliga lahaa si loo gaaro maamul wanaag iyo horurmar\u201d ayaa lagu soo gaba-gabeeyay warkan ka soo baxay Maraykanka.<\/p>\n<p>Ugu danbayn ,doorashadan oo in badan ka mid ah dadweynaha Somaaliyeed ay u dabaal- dageen ayaa ka duwaynayd doorashiyinkii horey dalka uga soo dhacay ,waxaana sida muuqatay ay u dhacday si habsami leh oo ka fog wax is-daba marin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ,taasi oo lagu doortay Maxamed C\/laahi Farmaajo, waxaana doorashadan si xalaal uga qaybgalay xubnaha labada aqal ee Somalia. \u201cWaxaa dowladda Maraykanka ay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa in la soo gaba-gabeeyay ololihii dooraashada si lamid ah waxaan Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyaynaynaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34072,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34071,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34070\/revisions\/34071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}