{"id":34048,"date":"2017-02-08T23:29:43","date_gmt":"2017-02-08T20:29:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34048"},"modified":"2017-02-09T00:52:53","modified_gmt":"2017-02-08T21:52:53","slug":"hoobiyeyaal-xaley-laga-maqley-muqdisho-oo-aan-cidina-wax-ku-noqon-markii-xiriir-lala-sameeyey-goobaha-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/hoobiyeyaal-xaley-laga-maqley-muqdisho-oo-aan-cidina-wax-ku-noqon-markii-xiriir-lala-sameeyey-goobaha-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Hoobiyeyaal Xaley laga maqley Muqdisho oo aan cidina wax ku noqon markii xiriir lala sameeyey Goobaha caafimaadka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hoobiyeyaal xalay\u00a0 lagu gamay qeybo ka tirsan Muqdisho ayaan cidi waxba ku noqon.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hoobiyeyaasha ayaa la ganay ayadoo doorashada Soomaaliya ee madaxweynenimada uu waqti yar ka harsan yahay. Doorashada ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo Afisyoone oo ku dhaggan garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Aden Abdulle maanta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka qaar ayaa sheegaya in labo hoobiye ay ku soo dhaceen garoonka diyaaradaha ee Aden Abdulle.Mid kale ayaa lagu soo waramay inuu ku dhacay Xamar Weyne.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa Nambar 4 waxaa laga maqlay qarax weyn ayadoo guud ahaan hoobiyeyaasha dhawaqooda caasimada Muqdisho oo dhan laga maqlay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, wararka saaka soo gaaray Hiiraan Online ayaa sheegaya in dheemish ay ahaayeen ee aysan ahayn hoobiyeyaal noolnool.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale waddooyinka iyo meheradaha muhiimka ah ayaa xiran caasimada doorashada darteed si ammaanka loo adkeeyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kumanaan ciidamo ah ayaa waddooyinka lasoo dhoobay si ammaanka loo adkeeyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Doorashada ayaan ahayn qof iyo cod balse waxaa madaxweynaha dooranaya xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoobiyeyaal xalay\u00a0 lagu gamay qeybo ka tirsan Muqdisho ayaan cidi waxba ku noqon. Hoobiyeyaasha ayaa la ganay ayadoo doorashada Soomaaliya ee madaxweynenimada uu waqti yar ka harsan yahay. Doorashada ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo Afisyoone oo ku dhaggan garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Aden Abdulle maanta. Wararka qaar ayaa sheegaya in labo hoobiye ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34049,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34048\/revisions\/34049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}