{"id":34045,"date":"2017-02-08T22:56:30","date_gmt":"2017-02-08T19:56:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34045"},"modified":"2017-02-08T23:11:10","modified_gmt":"2017-02-08T20:11:10","slug":"hotel-ku-yaal-magaalada-boosaaso-oo-saaka-dabley-hubeysani-weerareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/hotel-ku-yaal-magaalada-boosaaso-oo-saaka-dabley-hubeysani-weerareen\/","title":{"rendered":"Hotel ku yaal Magaalada Boosaaso oo saaka Dabley hubeysani weerareen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Koox hubeysan ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday hoteel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kadib markii sida warar soo baxaya sheegayaan toogasho ku dileen qaar ka mid ah ilaalada hoteelka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hotelka la weeraray oo lagu magacaabo International Village ayaa sida ay goob joogayaal u xaqiijiyeen Idaacada VOA \u2013da waxaa ku dhintay lix ruux oo isugu jiray ilaaladii hotelka, qaarka mid ah martidii degeneyd iyo dableydii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa hada \u00a0lama sheegin khasaare intaa dhaafsiisan iyadoo la maqlay rasaas xoog leh oo ay is weydaarsadeen kooxaha weerarka soo qaaday iyo ilaalada hoteelka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail,com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/cod-bixinta-doorashada-mweynaha-soomaaliya-oo-goor-dhaw-ka-bilaaban-doonta-muqdisho\/hormuud-logo-24\/\" rel=\"attachment wp-att-34037\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday hoteel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kadib markii sida warar soo baxaya sheegayaan toogasho ku dileen qaar ka mid ah ilaalada hoteelka. Hotelka la weeraray oo lagu magacaabo International Village ayaa sida ay goob joogayaal u xaqiijiyeen Idaacada VOA \u2013da waxaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34046,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34045\/revisions\/34046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}