{"id":34029,"date":"2017-02-08T00:52:52","date_gmt":"2017-02-07T21:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=34029"},"modified":"2017-02-08T00:54:32","modified_gmt":"2017-02-07T21:54:32","slug":"magaalada-muqdisho-oo-caawa-laga-maqley-qaraxyo-iyo-madaafiic-hugmeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/magaalada-muqdisho-oo-caawa-laga-maqley-qaraxyo-iyo-madaafiic-hugmeysa\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo Caawa laga maqley Qaraxyo iyo Madaafiic Hugmeysa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Qaraxyo waaweyn oo u muuqda kuwa loo adeegsanayay qoriga hoobiyaha ayaa laga maqlay caawa qeybo ka mid ah magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo la filayo in maalinta beri ah ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labo madfac ayaa ku dhacay meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ah halka lagu wado in maalinta beri ah ay ka dhacdo doorashada, halka madfac kalana la sheegay uu ku dhacay qeybo ka mid ah degmada Xamar-weyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale 20 daqiiqo kadib ayaa madaafiic laga maqlay meel ka aan ka fogeyn KM4 oo ka mid ah jidadka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weeraradan oo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay ayaa imanaya saacado ka hor waqtiga loo balansan yahay doorashada xilka madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Kumanaan askari ayaa sugaya amniga magaalada Muqdisho oo lagu arkayo inta badan jidadka muhiimka ah caasimada si ay u xaqiijiyaan nabad-galyada guud.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/becco-42\/\" rel=\"attachment wp-att-34017\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34017\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/tabaarak-37\/\" rel=\"attachment wp-att-34018\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34018\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/hormuud-logo-23\/\" rel=\"attachment wp-att-34016\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34016\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/02\/craxmaan-faroole-oo-ka-hakadey-tartanka-mweyne-kana-digey-faragelin-shisheeye\/salaam-bank-45\/\" rel=\"attachment wp-att-34019\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-34019\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/salaam-bank-2.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyo waaweyn oo u muuqda kuwa loo adeegsanayay qoriga hoobiyaha ayaa laga maqlay caawa qeybo ka mid ah magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo la filayo in maalinta beri ah ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Labo madfac ayaa ku dhacay meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ah halka lagu wado in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":34031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-34029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34030,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34029\/revisions\/34030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}